We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waad salaaman tihiin dhamaan. waxaan ahey ninka lagala tashado dhinaca guurka gabdhaha ama wiilasha in kastoo aan ku soo taqususay gabdhaha.waxaan gabar walbo u sheegayaa sidey ku heli laheyd wiilkii nolasha la qeybsan lahaa. faxaan@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waraa, Caqli waa kanaa, inta kale been. Saan maxaa ani ugu fakari wayaay? Mar hore aan bilacaan oo dool eh, see talo iiga sugeeso aan baal tifoow ku bilaabi lahaa. Farxaan sxb, Shukuloow waa daadisay walaahi. hebel
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date cooc minal jabaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walal farxan waa ku salaamey, waxan ahay gabar somaliyeed oo u baahan guur, haddii aad tiri gabdhahaa ayaa ku takhasusey, sidee baad nin noogu xuli kartaa walal. isma oran arintaa waa sax. bal ka sii wad waa lays arki doonaa wixii nool aduunyada walal.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date la jeceley arintaada anigaa galaayo laakiin marka hore waa inaan ogaadaa sidaad wax u rabtid iyo ninkaad dooneyso siduu noqon lahaa markaa ayaa bilaabeenaa xaalkaada hana wal walin anigaa ku filan arintaan maa mahadsan tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hebel Iyaa saana keenti hadana intii oo iyarmanka shukuloowga ka maseertit. Haye adaaba wax haysit. Hada war iga hoo, mailing liskiisa gal, waxan u maleeyna halkaan Farxaan eh intiis malayga aas badsado. Farxaan Haye arimaha dhan adaa ku filan haye? Wallaahine shukani habartiis iyo adoogiis aa tahay! Ramadan Kariim All!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War Adi warka iga dhaaf ee Macmacaani@aol.com qararaf iigu soo sii ....ama meeshaada ka bootee. manaxdo lagu lahaa biiq aa tahay macaanta oo biiq eh .....chiken....kukuuu...kukuuu...baq baq baq baqaaq. hebel
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Jac Jac Jac ... I see Ramdanka dadbadan aas wax u dhimi aa u jeeda. Hadan Diiq aa? Acuudka! Shurfkaa Kurac!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dad baafis aan u jeedee maxaa waayee baq baq baqaaaaq waraa hebel see adiga doorooyikaa rafaadineysid dhaaf yaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date faxaan macalinkoo oo aleel marinaayaad u egtehee...arin aa laguu hayaa...xariifkoo oon habeeynba saxaneeyn aan u baahnehee see lagu helaa, waxaan ka hadlayaa ilaa 12 jeer habeen walba. marka aleesha mariyoo igu soo taabo ciyawaankiisa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hey all of you mr cool you are the first girl kuligiin waxaad u baahantihin galas somali ah waayo somaliga sida looqoro ayaad iga ciyaaraysaan taasna way i dhibaysaa marka kunoqda dugsi hoose dhexe ee somali kali ah si fiican u barto,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Mrcool iyo naasir manaxdo aan saqiir suujin lahaa ee idinka jikada gala rabshadana dhaaf. manaxdo soo bax soo deey waxaa isku heeso biiqyahay hebel
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Xoriya)))((((( Marka hore waad salaaman tahay haddii aan dib ugu noqdo arrintaadii 12 jeer habeenkii iii hiiii waa laguu heli karaa ,, haddii aad rabtid mid ka sii daran kaad soo dalbate isoo war gali anigaa kugu hagaajinaaya ilaa iyo mid duhurkii hoosha aan ka daalin... waa kanaa 12 jeerle addreskiisa jama81@hotmail.com....xoriyo ha is martiyeen mininka waa mininkaa lacagtana koombadaa ku tir.....soo laabasho wacay.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi all Ani meehaaneey qoftoo mar hore iigu danbeesi aa ka raaraadi is dhahayi mase waxanba u imaadi aiuto tii ugu weeneed nin sii loo heleaayo aa wlaahi taas leeba dhimneed .Widaayoow farxaan shaqo taas ka fiican makuu soo bixi leheen meehaaga ka sii wad markiin soo wareerona jug len kugu soo sinaa..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dad badan baa u baahan in af soomali labaro. Waxaan ka wadaa, dadbaan fahansanayn in ay si fiican oo la fahmi karo wax usoo qoraan. Waxaa aqrisanaya soomaali oo dhan waxaad soo qortiin marka ha ahaado hadalkaagu mid la fahmi karo. Dhib malaha LAHJADA aad isticmaasho laakiin, QORAALKA khaladka ka ilaali. Mahansaniid Soomaaliyeey dhamaantiin. Waa in la isjeclaado. Suldaan Imaan oo jooga Denmark.
|