Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkey mohamed osman ali/kismayo/calanley
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan raadinayaa ninkaas aan kor ku soo xusey qof alla qofkii arko ha ila soo xiriiro,waa reer kismaayo calanley.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wad salaaman tahay maad sheegin qofka aad tahay iyo weeliba wax email ah maad dhaafin sidaas awgeed wax kucaawin karo majiro laakin aniga maxamed cismaan waa saaxibkey ee emailkaaga dhaaf aniga aya kuraadinaaya ninkaasa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wanaagsan
walaal waxaan kuweydinaya ma reer kismaayo ba sidaas iskuraadiya mise adiga aya dharbaaxan maad sheegin qofka aad tahay iyo meel lagaala soxiriiro midna sidee laguugu radinaaya saaxib maxamed cismaan cali waa asxabteeyda mid kamid ah ee aniga qudheyda isoo raadi

waa c/salaan yusuf oo loyaqaano salaaney
bye