We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI SXBYAAL WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAAYAA 2daas QOF OON KOR KUSOO SHEEGEY ANIGOO AH BILE DIINE CABDI LOONA YAQAAN BILE DOQOW DADKAAS OO MARKII IIGU WAR DAMBEYSAY AAN KU MAQLEY MELBOURN AUSTRALIYA. BILI ISXAANAK HADII AAD TAQAAN IILA SOO XARIIR.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Bile, Ugu Horeyntii waan ku salaamay sxb. Mida labaad dadkaan aad raadinayso waan maqlay in aan joogaan Magaaladan Melbourne Australia, marka sxb waxaan rabaa in aan kuu sheego in aad soo gudbiso waxii fariin ah aniga ayaa isku dayaayo sidaan ugu gudbin lahaa dadkaas waxay doonto ha igu qaadato. Sidaas iyo jawaab wacan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Bile waan ka saa dadka aad sheygaysid in kastoo aan isku kaseynin face to face balse hadii aad u wado fariin so sheeg waan garsiin. isku xafad ayaan daganahay ee maxaad magan tahay mise waxaad rabtaa in aan dhaho qof ku yaqaan ayaa somalinet ka bafinaayo. ii soo sheeg aan isku kaa dhibee hadi kale..........? byee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date I know them. they are my cousin both faysal and malyun but I would like to know who you are and why are you looking for them. Anyways they live here in melbourne australia. If you want to send private message for any of them please send it to MISTICKEELLE@HOTMAIL.COM I cannot tell you anything more about them just for their privacy. but they are both well and happy. they know that some one is looking for them over the net. c-ya later :)
|