Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): LOOKING SOMEBODY FROM CANADA !!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasin

Unrecorded Date
Salaamu Aleukm,

Magacayga waxaa la yidhaahdaa Yasin, Waxaan Baafinayaa/Raadinayaa/Baadigoobayaaa Inan markii iigu danbaysay degenayd CANADA oo la yidhaahdo HODAN XASAN ABDI. or HODAN ABDI HASSAN I don't remember exacly the correct family name of her!!

Waxay degenayd Xaafadd Ciidammdda Asluubta u dhaweyd AF-gooye, Waxay dhigan jirtay Dugsiga Xisaabaadka iyo Cabiraadka ee Mogadishu

Hoose/Dhexe 86/87 waxay dhigan jirtay Banaadir Hoose DHeexe!!!!! Please point me, WHereabout of this sister?