We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date waxaan ahay gabar reer madiino ah magacaygana waa maryan abdulaahi ali waxaan ku dhashay madiino aargada labaad akteeda waxaana ku magac dheeraa (BIINEY ISLAW) igala soo xiriir adereskan hadii aad igarato BIINEY@hotmail.com
|
| | Unrecorded Date HI Biineey Anigu ciyaal Madiino aan ahay waxaan kabaxay Dhamme Yasiin.
|
| | Unrecorded Date HI!BIINEY Walaal waxaan ku waydiinayaa anigu Madiino ayaa daganaa Farmashiye MURUQMAAL hadii aad garaanayso marka loo socdo siliga Mareykanka, xagee ka wadaa Aargada labaad. Ma tii ku taalay korantada ayaad sheegaysaa mase tan kale oo ku taalay "shaneemo Mugadisho" agagaarkeeda ayaad ka wadaa.
|
| | Unrecorded Date walaal waxaanka wadaa tii kutila farmashi murukhmaal marka walaal hadii adsheeg tay farmashihii canka ahaa waa khasabin aan is garandoonowaxaandaganamurukhmaaljaaw walaal waxaan kaasugo waa jawaab waxaan filaaya in aad tahaydad kii gadaal kasoogalay madiino mar hadaan kudahay magacaygu waa biiney waxaan daganaa murukhmaal waad ifahmi lahayd jaaw
|
| | Unrecorded Date Ramadaan wanaagsan!! walaal marka hore waad salaaman tahay, tan kale waxaad tiri waxaa laga yaabaa inaad tahay dadkii gadaal ka soo dagay madiino laakiin waxaan ku waydiinayaa sidee ku ogaatay arintaas? waxaan u maleynayaa madiino inaan daganayn mudo gaaraysa 20-sano waxaana soo dagnay 1972-gii meeshaas aad shegaysig farmashiye muruqmaal & aargadaba ma aysan jirin. mar kale waxaa kaloo kuu sheegay waxaa akhriyey eamail aad u soo dirtay wiil raadinaya reer madiino oo la yiraahdo KATAME, anigu wiilkaas waan aqaan balse waxaad hadalkaagii ku dartay waxaan "Siciid Jabane". waxaan u maleynayaa Siciid jabane waxaan daris ahayn intii aanu madiinu daganeyn oo gurigooda & kaayaga waxaa u dhaxeeyey hal guri. taasna waad mid kale, teeda kale anigu waxaan ka baxay Dugsiga H/DHEXE ee Cali Xuseen oo waxaan ahaa nin aad loo yaqaano markay noqoto xaga dhalinyarada daganeyd agagaarka xaafadaas. Hadey noqoto kuwa muruqmaal dagan & kuwo kaleba, waxaan aargada ka garanayey dad aad u fara badan oo aanan halkan kusoo koobi karin qaarkii aanu aadka isu garaneynay kuwo waaweyn & kuwo dhexaba: Ilama cifoow, Daahir "gurey" walaalihiis Qaadirey, Ilyaas, maxamed"haweeye", Khaldan "Gurey",Cabdi "yariisow",Maxamed "cagadahab", Xassan Khaldan, Maxamed "mataan", Cabdow "jamiil", Aboorow, Xaaji "ciise" oo maqaayada ka soo horjeeda farmashiyaha lahaa. & waliba kuwa badan oo aanan halkan ku soo koobi kariin sidaan kuu sheegayba. xaga gabdhaha hadaan kuu tiriyo aniga oo aan aad isugu wanaagsaneyn xaga gabdhaha: Sahro Aadan Rooble oo la dhalatay Aboorow, siciido "cagadahab" ,Ismahaan gabar layiraahdo Feysaley, cabdoow jamiil walaashiis, Fahmo oo la dhalatay Cabdi "yariisow" ,"Cosob"gabar laoran jirey oo Maxamded Mataan la dhalatay, "cajabo" & waliba intaas & in ka badan oo aanan magacyadooda xasuusan, Marka walaaley xaafadaas aad & aad ayaan u kala aqaan, marka waxaa laga yaabaa inaad dadkaas wax ka garato balse aad qaar magacyadooda maqli jirtay oo aadan aad ugaraneyn. Aniga magaceyga waxaa la yiraahdaa "sharmarke X Daib" waxaana ku magac dheeraa oo ay dadka badankiis ii yaqaaneyn "GARAS". Sababta dadkaas oo dhan aan isku baranayna waxey ahayd anoo aan isku kaa faanin nin aad ugu fiicnaa "kubada cagta" oo xataa marmarka qaarkood aanu isku raaci jirnay xaafadu kale oo ay inta soo balansadaan aan u cayaari jirey, sidaas owgeed ayyey ahayd midii ugu wacneyd inaan aanu isbarano dhalinyaradaas oo idil. Aniga ahaan waxaan u cayaari koox la oran jiray "JUBBA" inaad maqashey ayaan u maleynayaa,oo daganayeen siliga marekanka oo ahayd xaafadayda. Gurigayaga wuxuu ku aadanaa farmashiyaha muruqmaal tooskiisa, marka aad u socoto siliga mareykanka, waxaad dhaafeysaa reer "Cantoob", masaajidkii la oran jirey "xaaji Maxamed" oo naaneystiisu ahayd "xaaji Maamow". Waxaan umaleyanayaa in aan su`aashaadii ku faahfaahiyey oo aan ku siiyey akhbaartaydii, balse anigu ahaan magacaaga magaran, sidoo kale waxaa laga yaabaa inaadan i garankarin laakiin aynu ahayn dad madiino wada daganaa, marka hadii ay jiraan walaalahaa oo wiilal ah waxaa laga yaabaa in aan garto. Koley bani aadam baala yahayoo wax waala ilaawi karaa inaan ku gartona waa laga yaabaa, inaan igaratan waa laga yaabaa. sidaas & afur wacan!!!!!!!

| | Unrecorded Date HI!! walaal marka hore iga raali ahow khaladka aan sameeyey baa wuxuu yahay warbixinta aan kuu soo qorey o idil waa isku mid marka gacanta ayey iga dhaccday sidaas ayey u noqdeen wax tiro badan. sidaas & jawaab wacan..........
|
| | Unrecorded Date Biinay waxaan ahay reer madiino oo waxaan daganaa biyo dageenka oo u dhawaa argada waxaa lay dhahaa Cabdulaahi Madboco
|
| | Unrecorded Date War yaa reer madiino dhab ayaay oo rabo sawiradii ugu danbeeeyay xarunta tababarka xalane kuleejadii agoonta boliska iyo meelo farabadan fadlan ila sooxiriir magacaygu wa xasan yariis waxaana ka imid bishii 3aad ee 99 ka waxaan salaan idikaga wadaa Guray Testa bacuuli Xasan walaal qaadiyay ciid Ali filish iyo kuwo kaleba
|
| | Unrecorded Date TO BEENEY WAAN KU SALAAMAY BIINEY GUREY SEEGO AYAA KU SOO SALAAMAYEY IYO CABDI BOY, ALI BOY. WAA NIN CIYAAL AARGO AH OO HALKAAN IDINKA SALAAMYA
|