Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA HAYA CIYAAL C/GAABO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhreere1

Unrecorded Date
WAAR YAA HAYA CIYAALKII REER CEERGAABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacays

Unrecorded Date
wacays
war anaga ayaa hayna ee adigu ma reer ceeri gaabaad tahay hadii aad reer ceerigaabo tahay su alaha aan ku waydiiyo ka soo jawaab waxdna ka helaysaa reer ceeri gaabo isla baafinta oo ay ku qoranyahiin waxad ka heley baro gobolka mid ah gobolka sanaag ciwaan ka ah waxad kale oo ka heley meeshaa aan kuu tilmaamay dad badan oo reer sanmaag ah ee saaxiib miyaanad wax akhriyan hoos ba umaad eegine miyaad iska jibootey mise waxad argtay dad kan reer sanaag ee asaagood ka hadhay xagii dalkii iyo debedaba labadaba wasalaama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Wacays waa maxay ciyaal!
ma ciyaal baad raadinay mise dhalinyaro, waxaad u
hadlay siddi walaweynta.
miyaanad ka iman dayacan, xaafad soomaal,daristii
Geed-maraar,qarni iyo tuur jaale waa ku sidee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacays

Unrecorded Date
anonymous
waarun too oo waxan ka imi intaa aad sheegtayba iyo inkaloon kuugu daro ceelkii ceel afwayn xagal buurtii daalo dugsigii siciid brqash iyo suuq hoose iyo suuq sare iyo dhamaan nawaaxiga ceerigaabo iyo guud ahaanba gobolka sanaag ee bal adigu isasoo caday cin waankaagan ii soo qor waxn u malaynayaa in aad tahay nin reer ceerigaabo ah oo aanu waxoogaa xidhiidhin jirney oo aan dib u waayey oo magacii soo bedeley waxan u malaynayaa in aad joogto yurub hadii aad reer ceri gaabo tahay sifiican ayanu isu garan doonaa uu waxaba dhici karta in aynu nedka iskaga soo baxno sadex qof midkood ayaan kuu malynayaa oo kal jooga ingiriiska holan iyo marykanka bal hada halka aadf joogtid ii soo sheegmagaca aan meesha ku qortayna meesha ayaan ku soo galaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Unrecorded Date
WACAYS RAALI AHAW WAAN LA RAAGAY JAWAABTA.
WAXAAN AHAY REER CEERIGAABO
WAXAAN JOOGAA YURUB 12 SANO
MAGACAYGA WAA MUSTAFA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacays

Unrecorded Date
mustafe aad baad u mahad santahay waxan ku wauydiiyo waxad tahay reer ceerigaabaha aan faa idada lahayn abaan u malaynayaa waayo ninka reer ceri gaabo waa in uu gobolkii uu ka yimi ama magaaladii uu ka yimi waxa ku kordhiyaa adiga se waxan u malaynayaa in aad tahay kuwa qurbaha ku dawakhay waayo talao iyo tusaalo midan nugumaad kordhin hadii sec aad u baahan tahay waxad soo qortaa cinwaankaaga markaas ayan kuu sheegi doonaa raga firfircoon oo doonaya in ay magaaladooda wax u qabtaan waxana laga yaabaa in ay magaalada daada joogaan anguba toban sanao iyo in ka badana ayaanu jooganey hadana waxan u talao iyo tusaalo iyo waxaqabdaba ko kordhinaa markaa hadii aad reer ceerigaabo tahay ama reer sanaag cinwaankaaga noosoo qor anaga ayaa kula soo xidhiidhaynee waxaii waxaqabd ahana markaa ayaan kuu sheegi doonaa
wasalaamu caklaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa

Unrecorded Date
wacaysow laguu waran, horta halka aan joogaa waa Switzerland mana jiraan reer ceerigaabo ama sanaag waxay soomaalidu ku maah maahdaa far keliyi fool ma dhaqdo.
hadiise idunku aad is abaabusheen waxba kama qabo inaad ila soo socodsiisaan hadba xaalku halkuu marayo iyo waxa loo baahanyahay in la qabto si aan uga qayb qaato.
raalina ahaw, waayo waan la raaga jawaabaha.
sababtoo ah qaybtan baafinta ayaa aad u dheer oo mararka qaarkood bogii aad raadinaysay waqti bay qaadanay inaad hesho.
hase ahaate waxaan ku siin E-mail aad igala soo xidhiidho si'ay u fududaato xidhiidhkeenu, waana kan.
mujama@hotmail.com

Wa salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Sanaag xagay ku taala?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustafa

Unrecorded Date
To anonymous

Iswaydii adigu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-deeq

Unrecorded Date
Waa salaamantihiin
warana waan ahee inkastoo aan kubarbaaaray xamar laakiin qofwalba dhulkiisa buu kunoqon
dhulkiina waan tegay 1998 oo waa leeska wanaagsana .
laakiin ragow dhulkii anaguunasugayaa ee ku dadaala sidii aan wax u gu qabanlaheen gobalka sanaag marka ragow talo waa idin sugeysaa ee ku da daala sidii aad uga faaaideysanlaheedeeen qurbahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sanaag ayandarn

Unrecorded Date
asalaamu calaykum maxamed deeq
marka hore aad bad u mahadsantahaysida wanaagsanee aad noo goobaabisey laa kiin kaas oo kale ama adoo kale in badan ayaan raadinaye hadaba walaal in aynu gobolkii wax u qabano waa lagama maar maan laakiin halkee laga bilaa bayaa ayaa su aal jawabteeda leh ah markaa wala bal horta halaakd joogtid ii soo sheeg waxan kuu sheegayaa hadaba in ay reer sanaag oo isku duuban ay doo nayaan sidii agy gobolkii horumarkiisa
ii sooqor cinwaankaaga
waslamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-deeq

Unrecorded Date
To-sanaag ayandaran !

W/caleykumsalaam S/ayandaran .
Magac fiican baad u heshay oo aan hore ugu maqal laakiin waa laheshay oo waa la arkaa in eey Sanaag ayandaran noqotay. balse walaal insha alaah waxaan rajeydoonaa in eey noqtao sanaagtii lagu waaro.
Marka kale walaal hadaad kaaga waramo waxaan joogaa wadanka Sweden oo cinwaankeyga waa kan Momeda@hotmail.com
Marka insha allaah halkaas ayaan ka wada xiriireynaa .

Marka sidaas iyo ismaqal danbe .