Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): REER MADIINO ARDAYDII BAARBE MOHAMUUD[QARAMACAS], XAMZE SHARIIF, JAMAAL, FAROOLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed kood

Unrecorded Date
Salaam

fadlan hadii ay jirto cid garanaysa ardaydii Baarbe sanad dugsiyeedkii 87/88. kuwaasoo ay kamid yihiin

mohamuud qaramacas oo daganaa Goobdoon agtiisa
Hamze shariif
jamaal

fadlan ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SALAAN KADIB WAXAAN RABAA INUU ILASOO XIRIIRO
DADKA I RAADINAYA ANIGOO AH XAMZA SHARIF MURSHID
WAXAANA JOOGAA FINLAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa anigii

Unrecorded Date
War ragga is raadinayow ee reer biiska ah, anigaba aan idinku soo biire sideed tihiin..

War ninkan waa nin guuleed, waxaanan dhigan jirray Baarbe, waxaan raadinayaa nin la oran jiray Cumar COON ama Cumar Gaab, oo isna reer biiska ahaa,

Fadlan haddii aad wax war ka haysaan igala soo xiriira..

Dhegah@yahoo.co.uk