Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): REER CADAADO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer cadaado

Unrecorded Date
Walaalayaan waxaan raadinayaa dhamaan wixii reer cadaadaa amaba u dhashay degmadaan iyo waliba agagaarkeeda sida Godin labe iyo baxdo..iwm
si aan uga wareesto dad dagan ama daganaan jiray.
aniga waxaan joogaa Sweden waxaana igala soo xiriiri kartaan; Anasir_jamac@hotmail.com
Magaceyga waa C/naasir cali Afbuur......
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

this is cawil

Unrecorded Date
nobody knows this nice place u talking about.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
farin

adaa dhulkini engagnaa ey nooma dhamo ey kalee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer cadaado

Unrecorded Date
dhulka dadka dagan hadaa aqoon leheyd sidaas olama hadasheen aad aan oga xumahay dad aadan aqoon inaad ceyso!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isir

Unrecorded Date
war anaa reer cadaado ah eewarka soodaa ninka caytamaayo ee cadaado caynaayo warnin yahow xageed kunoolayd yaaku ogaado ciyaalsuuq iyo waxaad tahay mid aan meelna haysan cadaado waameel qiimo iyo qaayo leh eekafariiso magaalada byby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadaado

Unrecorded Date
Qofka aan cadaado aqoonow mawaadan maqal
Allow yaa Cadaado iyo Gidheys ku cimri dheereeya
Allow yaa cadaabtiina aan gelin caanana aan waayin
Qofkase Reer Cadaado Caayeyow Carro Gaalo Ciid ha
Kuu noqoto Caqli xumeede.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isir

Unrecorded Date
to cawil
waryaa cawil jiq bay kugu tahay miyaa waatan warlagaa waayey maxaa kaakeenay ma aqaano dhulka gobta markii laguu jawaabay waad cabsatay miyaa fiq fiq fiq by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isir

Unrecorded Date
to cadaado
waanka helay sidaad usoomah maahday ee afkaaga caano lagu qabay iskatiiri shaqalada byby cadado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Godinlabe

Unrecorded Date
Cadado iyo isir

akhiyaarta waa idin salaamay, salaan kadib waxaan idiin sheegi lahaa reer cadaadaha jooga wadamadaan gaalada waaba kaxishoonayaanba ina yiraahdaan ama ay qirtaan magaaladay kayimaadeen sababtana waa kasi la'ahay.
tankale ninka kor kuxusan adiga godinlabe ayaa lagugu ogaaye cadaadana goormee ugudubtay?

akhiyaarta hadiin macaato.

Jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer cadaado

Unrecorded Date
to;Cadaado iyo Isir

aadiyo aad ugu mahadsan tihiin sidii aad ugu riyaaqdeen boggaan cusub een ku xusay caasimaadaan sharafta leh ee ilaaheey xumaanta iyo ceebta ka asturay,waxaana idinku garab galayaa waligeey inaan boggaan ka dhowrno afku xaaroo dhan oon waxba ka aqoon Cadaado.


mahadsanidiin VIVO CADAADO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libooyo

Unrecorded Date
Ugu horayn Dhamaantiin Waan idin Salaamay
Wax fiican Ayaad Ka hadasheen Ee sidaas
Ku wada Qofkii nacas kaasoo kale ah
ahhhhhhahhhahhhhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.ahmed salad.

Unrecorded Date
from Mohammed Ahmed Salad.
waan ku salaamay ina cali afbuur,xaggee ku nooshahay ka waran seedigay siyaad cali warkiisa
keen.
intaa iyo macsalaama.
cawo iyo maalin cadaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING OF CADAADO

Tuesday, January 23, 2001 - 01:32 pm
to all of u
to m.salaad dhagta xaaji
CADANYAREEY CADAADAY CAABAD WAAAQ CABURISAAAA
GIDHEES GACANTA SIISAAAAAY
BAXDO BADAR KA GEEYSAAAAA
MUCH LUV TO CADAADO