We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaa raadinaya ibraahim nur elmi ,hadaad meel ku og tahay ii soo sheeg fadlan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Wuxuu joogaa maraykanka. wuxuu nala joogay gobalka California oo uu ku guursaday inan soomaaliyad ah markuu ku hayn kari waayey nolosha gobalka oo qaali ah ayuu u guuray gobal kale oo layidhaaho Seattle Washington, kedibnna waxaa la'iisheegay inuu jaamacad Islaami ah ka bilaabay gobal kamida gobollada dhexe ee maraykanka gabadhii iyo ilmo ay u dhashayna wuxuu kaga tegay Seattle, markaa haddii aad garanayso ci dsoomaali ah oo degan Seattle Washington laxidhiidh waad helaysaa ninkaase.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War Ibraahim ninkaa Waa laguu hayaaye, bal Emailkaaga la kaalay. Ama hoo keyga oo halkan baa laga helaaye telefoonkaaga Email iigu soo dir Cafiif@aol.com C/caziiz
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ibraahim walaal waa c/khaaliq markaa igala soo xidhiidh emailkan abdikhaaliq@hotmail.com
|