We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Please if anyone know where abdikariim Saalax is can u let me know. He used to live near the sheikh ali suufi misaajid Thanks your brother Real Casa NB I am also from that area
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waad salaamantahay kasa abdikariim saalax wuxuu ku nool yahay columbus ohio haddii uu yahay ka aad sheegayso. mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to sooma hi walaal ma taqaan halkuu ka jogo ohio e mail me if u know iman@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal runtii ma hayo tel..laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan raadiyo uu kula soo xiriiro columbus ohio ayuu jooga salaamad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sooma War nin yahow hadaad abd kariim taqaanid bal isku ay sheeg adna kolay waan ku garanayaa e mail me markaa hakaasaynu ku sheekaysane. Real Kasa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan warkooda doonayaa cidii taqaana,Abdi jama, Ali coday, Daahir Nuur, iyo Cabdisalaan Ibraahim.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 02:03 pm Salaam ninka Qaado miyaa sxb Cabdiwahab waaye Vancouver aan deganahay,Abdi Jammac Sweden hadda wuu guursaday,Cali Coday England,Daahir Nour xamar uu joogaa bussines weyn waaye,Cabdisalam Ibrahimna Virginia uu degan yahay. ninka raadinaaya cabdikariim salah sxb ma garanayo meel uu joogo,laakiin ani walaashiis ayaan isku class ahaan jirnay Aamina.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 05:25 am to real casa aboowe waa ku salamay c/kariin salax waxaan ku arkay 1996 magaalada Atlanta,Ga waxayna isla deganaayeen waagaas Abdi kuus markaa waa kan hada la dhahaayo Ohio ayuu dagan yahay waqtigaas ayaa iigu danbaysay waan fiicnaa real casa xaafadaas intee ka daganayd aniga si fiican aan u aqaanaa waxaana dhigan jiray dugisgii sheekh ali suufi iyo iskoolki kaasa bolbolaare iyo xananadii caruurta is cadee adiga meel kasta aa iiga horysaaye bal real casa and good luck with ur search byyyyy
|