Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Wxaan radinayaa dhalinyarada deganay buulo jameeca/ama dugsiga sare ee shiek awees dhigan jirtey.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiyoow

Unrecorded Date
Anigoo ah cabdi oo dhigan jiray dugsiga shiek awees ee sare deganaana xafada hoolwadaag[buulo jameeco] saldhiga gadaa shiid fadlan hadii aad geganeed soo nahaas ama aad dhigan jirtey dugsigaas ila soo xiriir Amalaq@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Cabdiyoow:

Ariikay ma etaa onog "Ashkar" onog ashkarna meela ma rogoo. Reer Horseed fadaase ani reer horsedaa ahaa. Ciyaal 11 janaury aa ahaa Sheekh uwees ebedkay ma seedna melaas may ki kahadee "arabta" dadka bug dhawaasa.

Widayow saasa iski ognaa reer Horseed hooba aragta iin sheeg aniina kiin shegee hooba arago wal reer Buula jameeca ah. Amee dhigadi jiri sheekh awees ciyaal sheek awees kiin reediyoo.

Widaykaa
Kusow
Kuswo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiyoow

Unrecorded Date
To kusow widaayoow
Walaal kusow waad mahadsantahay hadii aan arko dadka aad i waydiisay waan ku soo xiriri doonaa
dad aan raadinaya waa dhalinyara dhigan jirtey dugsiga sare sheik awees 1986/1987/1988/1989 hada hadii aad aragto fadlan ii soo sheeg kusow adiga intee ka deganay horseed widaayoow geer iska ogne
byee
widaaykaa cabdiyoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Cabdiyoow

Widayow ma waxaad raadin "Garaadayn" mise akhyaarti kale.

Haddii aad garatid Garaadeen then reer awees dhab aa tahay. Sidoo kale kooxdii rabshada badneed ee macaliminta masaarida markay wax dhigahayaan dabka ku akshidi jirtay ma xasuusataa Saciid kooxdiisi.
Widayow dheegteey
Maa ismuka yaa ximaar, "Jack Balanji Biil" hooba taas goradaas reer sheekh awees asal aa etaa, ha dhowaaw.

Kusow
Ramadaam kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHE

Unrecorded Date
KUSOW widaayoow runtaawuu BUULO JIMAACE askarEEKH lay deggenaaytii.SHEEKH saahiibteeyaa dhikadi jartii. magaashee JIIJO. KUUSOOW HORSEED MAY IN NABADAASE WIDAAYOOW ada naftaa ciyaal askar ma haynee.Horseed anii ki dhaladii,SHIINKA-DHIGOOW dheegii, kuusoow abidkeey ma dheegn.

WIDAAYTIIN IISHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Iisho

Iisho Hooooooooooooooooy intee gali, inkar ma qabtoo adi. Madkasta ki waydiyaaye may kii dhiiyi. May adi bilii madoo aa birtin dowaas (computer) oroodiyee kuyaase, may kii dhiyi, makhabiya etaa ama Nuuri(talyanigi) aa in shaqeeyoo haayto. May sidin hayti maaba may ki aragnee.

Iisha ariitay may niin fureey aqal wiinagoo madaas may koo fadeey ini meela koytaa oo madoo madoo "kabla' niinki kariido may jereee akhyaar aa kooyi doonta mar dhow.

Isho hooy ha is aragooy, baydhabo, baydhabo hay iski aragooy.

Ani onog ashkar mahaayni, koo taraafikna ma hayna, koo farmishiyana ma haayne 'eerkolo', koo qaadwalana ma hayne "mara wiin" may hayee Aliyo ukurow iyo faamay keerow ariijoow Kusoooooooooooooow.

kusoow
ramadaam kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadiyoow

Unrecorded Date
TO;KUSOW/IISHO
Marke hore mahadsantiin si fayle oo aad ugu soo jawaabtey lakiin wali sinwaydiyii intee ka arantee
askarte shelaydiyee BUULO JAMEECA Agayaar reer baydhabo meel kale madagayni, hadii reer baydhabo asal atiin. waabe yaabe isin intee deganayteen [ay ooman]horseed ama buslay aliyoow medey[berdale],gashin gubkii isha[xafad arabaydtii].
intee buulo jameeca ku faylo oo lada meki yaale
baydhabo janaay, beled agayaareed buulo jameeca ley mahayne.
walayaal raali oo ahaada giiri igaadi milii ani ka dhaliladii yaa beld askar ke weeleen
gore
widaykiin[agayaar aboowshee]
cabdiyoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
walaalayaal salaantaas ka dib waxaan ahay dhallintii d/s/sheekh aweys 1986/87 waxaan ahay reer baydhabo asal ah xaafadda isha ka soo horjeedka suuqii caanaha .
e-mailkeyguna waa (qay@ayna.com).
mohamed ismail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIINE

Unrecorded Date
Asalaamu Aleykum waraxmatulaah..

Saaxiibayaal..Waxaan dhigan jiray Sheekh Awees markii uu Maamulaha ka haa AADEN LEESAAMOOW..
waxaan dhigan jiray THAALIT AWAL CILMI..
Waxaan isku galaas aheyn NUUR SHIDANE, Mohamed ••••• Baadiyoow, CABDI XAYI, XEROOW, JAAMAC JIIROOW, SULUB, ABDI BAKAR, SAGAL , KHADIJO, LEYLA Shaanshii oo la dhalatay ABDI NAASIR SHAANSHIYOOW, ZUBEYR, iyo Abdirizaak Macoow..
iyo UMNIYAH..gabadhii Macalinka Fransiiska dhigi jiray dhalay ee la dhahaayey Abdirahmaan Abdalla Al Caanshuuri.

Aniga magaceyga waxaa la dhahaa Mohamed Ahmed SHIINE...Waa kaas Aqayaarta lan alla lankii i garadoow Email ha iin diro Emailkeyga weybu waaye
Yaabeh@yahoo.com

Canada iyo USA ya in dhaxeeya..lol..
NB...Markaan Raabic gaaray ayaan Xamar uguuray waxaana ka baxay schoolka SAQAAWADIIN
Waxaan ahaa CIYAAL ASKARI..OWKEY wey haayee kuwa DIYAARADDA Dagaalka wadaayeen ..wey deganaanee Xerradda dhatiyee...meel diyaardoo laga xeraayoo