Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin Lafoole History Major oo qalinjebisey 30-12-88
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum. Halkan waxaan kabaafinayaa ardaydii aan isku kalaaska ahayn ee history major ahayd ee jaamacada dhammaysatay december 1988 kii.Raggaas waxaa ka mid ahaa: Ali dheere,Qaxwe,Abdi Samad,Bicir, Dahir doomey,Macallin Aden,Barre,Xamdi, Maxamed Ismaaciil,Jaangow iyo qaar kaloo badan.