Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Walaalayaal yaa arkay Mikaaìil xaaji Xuseen Xasan Abuukar Maye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.Ahmed

Unrecorded Date
Walaalayaal waxaan si sharaf leh idinka codsanayaa inaad ila soo socodsiisaan haddii aad garanaysaan labada wiil Mikaaíil Xaaji Xuseen oo markii ugu danbeeysay joogay magaalada Anahem California leyguna SHEEGAY IN uu aadayay MInesota. Mikaaiil waa reer Maanaboolyo.
Waxaan kaloo baafinayaa Xasan Abuukar Maye (oo loo yaqaan Xasanoow Maleele) oo la dhashaySAHRO DAWO. Xasanoow Maleele waxaa leygugu sheegay inuu ku noo yahay Ameerica VIrginia ee qofkii yaqaana ha'ila soo xiriiro

Magacaygu waa Cabdulqaadir Axmed
Adress Kolpingstraat 115
6532WN Nijmegen
Holland

Emailadress: Cabdul@zonnet.nl


Mahadsinidiin