We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HELLOW DEAR READERS. anigoo ah sadiq abdulrasaq (ciyaal masha`laay) waxaan halkaan ka baafinaayaa dhamaan dhalin yaradii reer buulo xuubeey aheed please hadii aat heshaan baafintan igala soo xiriiira e-mail kaan junior_maafia@hotmail.com thank u!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAA KU GARAN WAAYAY EE SI FIICAN ISU SHEG MA SDIQII DHULBAHANTE MIYAA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 08:05 am helloooo buulo xuubeey waatanaa yaa raba waxaa waaye nin caan ah ee isukay sheeg e mailkayga wxa waaye mohamed243@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 12:22 am War anigaa reer buuloxuubeey ah, oo waxaan deganaa meel u dhow bangaariyada. Bal si wacan isugu kay sheega emailkayguna waa candhaf@hotmail.com waxaanan joogaa Australia.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 10:33 pm aaway ciyaal buulo xuubey gaar ahaa masaajidkii danwadaagaha aga gaarkooda waxaan idika codsanayaan inaad fariin reebtaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 09:36 am aaway reer buulo xuubeey mise wada shiid waaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 07, 2000 - 09:01 pm shiid waaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 16, 2000 - 07:48 am xuubeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 03, 2000 - 07:59 am tiitiinley aaway
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 03, 2000 - 09:56 am War maxay ahaayeen kuwan is raadinaya uun, war ama wax isu sheega ama xuubeydiina meesha kala aamusa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 15, 2000 - 12:02 pm waar anigaa reerbuuloxuubeey ah magacayguna waa ordaaye waxaanan deganaa iskool jabuuti hortiisa ee isku keen cadee qofkaa tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 16, 2000 - 03:03 pm Waxaan isku meel joognaa Toronto ragii ciyaal buulo xuubeey siiba quracley. Sharmarke Ducale, Doodishe, Mustaf Beribiyood, Teste Boobe, Duraan dheere, iyo kuwo kale oo badan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 01:46 pm Hello: Acuudka Teste ma noolyahay asagoo Sucuudiga ka xoogsadaan ogaaye hada Canada muu joogaa ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 08:52 pm Waa wada salaamantihiin kuligiinba. I just wana make shout out to all my big brothers, faysal tuun, calyada, shirwa, I know most of use are in the states, miss you guys big time, oooh men I really need to contact my best bestfriend Fuaad u know Faysal tuun's little brother, let me know guys I haven't spoken to him or written to him for 8 years now. Take care reer buulxubay and stay positive and strong brothers wish u guys all the best am out cunaayeahmed@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 02:23 pm hi cayaal buulaxuubay inagan waxaan dagnaa buulaxuubay waxaan dhiganayeey school jabuuti marka magacayguu waa khadiijo waxaan suaal rabaa inaa waydiiyo sharmake ducaale, iftiin iyo barwaaqo ma walaalo ayaad aheedee ee soo sheeg mayshey ku danbeeyaan.
|