Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa yaqaan gabar layiraahdo Ubax Osmaan Kaahiye (reer waaberi)iyo wiilka layiraahdo Abdi Xirsi Warsame abdi qaama(reer waaberi 1 maajo)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan halkaan kabaa finayaa labada qofood oo lakalayiraahdo Ubax Osmaan Kaahiye iyo Abdi Xirsi Warsame oo ay iigu war dambaysay midu laga joogo 9 sano ayagoo kala jooga Ubax Soomaaliya muqdisho iyo Abdi (qaanma) oo markaas joogay A.S.A. fadlan
Xiligii nabadana waxay dhigan jireen dugsiga sare ee 21 Oktoobar ee ku yaalay x/waaberi,fadlan qofkii garanay ama hadaay idinku akhrisataan baafintaan igala soo xiriira fiiri hoos

Email: saymj@hotmail.com