Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): H/WADAAG HOOSE YAA WAR KA HAAYO,AMA DHALIYARADA RADIO MARINO AMA CIYAAL ORATEESHIN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiaziz

Unrecorded Date
Assalaamu Aleykum
Saaxiib haddii aad garanaysid ama aad ka mid tahay dhalinyarada aan ssoo sheegay sxb igala soo xiriir e-mail keega.
Walaan hadii aad war ka hayso dhalinyaradaa
soo xusy sidoo kale sii e-mailkan odoo mahadsan.
NABAD GELYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iisho

Unrecorded Date
Abdiaziz

Cumar boodboode maa diritoor kuu ahaay mise xasan qarindi aa dhigan jirtay, aniga axmed suudi aan ka soo adeegi jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muumin

Unrecorded Date
Salaamu Caleykum:
Salaan kadib waalaguu fayaa LISHO waa layaabay arintameesha taalay waxaan ahayn baad keentay,hase ahaatee waxaad naxasuusisay Iskuuladii aan ku soo barbaarnay waana ku mahadsantahay walaal
Tan kale Dukaan ka Axmed Suudi Alaha unaxariistee aaka adiigtye amaa waxkale u imaan jirtay?lol Calaa kuli xaal walaal xagee ka deganayd xaaafada.
lisho soo daa hee warka.
macsalaama.