Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay Luqmaan Qorane Ibraahim,Mukhtar C/llaahi Xasaan iyo C/raxmaan Isaaq CA/raxmaan Waxay ahaayeeen ARdaydii kabaxday Baarbe Saresannadkii 1990,waxaa raadinaya Xasan Yuusuf Warsame Is.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Unrecorded Date
Fadllan haddii aad war kahayso ragaaas oo aanan war kahelin sidii dagaalku u qarxay ila soo socodsii, xataa hadii aad taqaan cid garanaysa ila soo socodsii igalana soo xidhiidh E-mailka
Mukhtar_guled@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mx

Unrecorded Date
war niyoh waxaa la iyirahdaa cabdi abshir waxaan dhigan jiray haji husein giire 89 waxaan bilaabay yusuf alkownayn waxaan daganaa jidka jayga massajika al amin aktiisa nika luqmaan qorene la dhoho oo ogaadeen reer xirsi ah waxaa iigu danbaysay xerada qaxootiga ee dhoobley mar danbese waxaa la igu yiri waxaa uu joogaa nairobi oo uu xaasleey ku noqday 4 ilmoodna layehay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Unrecorded Date
To: mx,

walaalow aad ayaad u mahad santahay, waar ninkaas asxaab ayaan ahayn dugsigii sare isku kursi ah fasalladii 2,3,4 aniga laftaydu waxaan degenaa jidkaas jayga ah dabaqii dheeraa ee jidkii farmasiyahay Dannood iyo jidka masaajidka hormaraa isku gooyaan ayaan degenaa.
Fadllan ninkaas haddii aad war dambe ka hayso ii soo sheeg.