We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan halkan ka baafinayaa dhamaan dhamaan dhalinyaradii ku soo barbaaray agoonta xooga dalka ha ila soo xiriraan. mahdasanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan baafinayaa dhamaan dadkii ku noolaa degmada ceelbarde inay ila soo xiriiraan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abaayo ama aboowe aniga ayaa kamid ah dad kii ku soobarbaaray kuleejada xooga dalka ee somaliya igala sooxiriir (nasren2000@hotmail.com)si deg deg ah fadlan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war yaa heeryo iyo qasaaye jebiye kasaayo?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalaamu calaykum waad mahadsan tahay jawaabtaan kaa helay lakiin imaadan sheegin magacaaga fadlan isku kay sheeg walaal magacaaga sadexan iyo halkaad ku nooshahay aad baan ugu faraxsanahayjawaabtaada waana kuu soo diray imaalkii la soco ana kayga waa kan HAMDI@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaan kadib waan ku farxay runtii jawaabta aad iisoo celisay magacaygu waa (kaltun) emailkaagii aad ii soo dirtay waan helay nasiib daro waan soo gali kari waayay . sidaas darteed ayaan halkan ugu soo qoray jawaabta hadaba ama email iisoo dir ama halkanba iigu soo sheeg magacaga. mahadsanid. Hamdi.
|