Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ANY ONE FROM MUQDISHO XAMARJADIID AREA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASCUUD

Unrecorded Date
SALAAMUCALAYKUM? DHAMAAN DADWAYSNAHA SOMAALIYEED WAXAAN AGOYSINAYAA WIXII KU NOOLAA REER XAMRJADIID INAY ILA SOO XARIIRAAN SIDA DHAQSIYAHA BADAN INSHA ALAAH MAGACAYGANA WAXAA LA DHAHAA CISMAN OO KU MAGAC DHEER CISMAAN GALEEEEEEY WAXAAN JOOGAA DALKA USA. E-MAILKEEGA WAXAA WAAYE CISMAN1@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdalla

Unrecorded Date
By cabdalla

To Cisman

w/wasalaam walaal,walaal waxan ahay dadkii xamar jadiid deganaa weliba suuqa.x.jadid masajidka akhwaanka hortisa bal markaa adiguna meesha ka deganyd ila soo socodsii haddii allaah idmo w/calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iimaan carab

Unrecorded Date
salamo alekom all dhamaantiina waad salaaman tihiin. kadib waxaan ahay wiil daganaa xaafada xamar jadiid hotel iidle gadashiisa hadaad tahay cismaan galeey aniga waxaan ahay cabdulaahi(carab)walaakiisa magacaagana iguma cusba waxaana filaa inaad daganeey ashqaraar iyo cabdulahi xasan iyo cabdullaahi jiis iyo reer garabeey iyo xaajuu dhamaan waan aqaan marka sxb ii soo email gareey hadaad taqaan dadkaas oo dhan thnx iman10@hotmail.com