Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay ama ka warhaya cayaalkii syl jiiromaafiyo,kudhacda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariif

Unrecorded Date
waxaan halkaan ka baafinayaa dhamaan xarfaantii
jiiro maafiyo safaleetiyoos waa dhiigoow oo idin leh ila soo xiriira hadii aad nooshihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
macalinka adi see kaa noqotay hadalee dadka dhexgalnee hanaga saarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Najmo
Wacaladii gabdhaha safaleetiga ka dafi jiray maa hada nagu bartay sida computer loo isticmalo. ilahay u mahad celiya meelo edeb daro aadan ku suubin karin aad timadeene, hadii aad is washiina waxaa la idka buuxinayaa xabsiyada.marka ma jirto safaleeti dafoow iyo sakiin ku jarjarooy midna. waxaan kalo oo aan idin oran lahaa wax iskula hara oo xishooda magacyadasana wax la isticmalo mahane shib iska dhaha.
waxaana idin shegayaa wacalayahow inadan mardambe halkan iinan waxaas ku soo qorin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariif

Unrecorded Date
gabadh xageed naga soo salaantey oh mise midaan gogorada ka siibay oohinteedana xamaroo dhan isugu soo baxday waan ka xumahay inay kugu dhacdo balse ila soo xiriir waa laguu gadayaaye
dadkuna wacalo ma ahee dee wax iskula har saaxiibada inay is baafiyaan baa meesha loo furayee hadaadan kooxda ka mid aheyn ama aadan war ka heyn eedooy na amaan geli cayduna waa reeban tahay ,mida kalena computerkaa cidi kuma dhalan meeshaad ka timidna lagamaba aqoon marka isku mar beynu baraney baan filaayaa qof wax xiri karana ma laha waxaan filayaa inaad qanacday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariif

Unrecorded Date
macalinka dadka nagam saarinee saaxiibkaa waayee la soo xiriir dhiigow lol bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACMAXUMME

Unrecorded Date
QANJIR,,SAFALEETIYOOS,,SAKIINOOS,,MARIIDKEEY,, QAAMEEY..LUUTIYOOS,,CALI MARDUUF,,ONTOROOW,, XAFIIS,,CALI TUMBULUQ,, GARMAQAATE,,CANSHUUR,, TAAXOOW,, LAALUUSH,,MANYIIKE DHEERE,,GARMASH,, TOBAZ,, CANJEEX,, TORREEY LAQE,, SHOOLLI,, ABUUKAR VIETNAM LAGAROONE,, MURIIDI MASKAX,, FARXIYA FIIKOONI,, TOOXOOW ,,SHAASH XIIMAAYE,, AAW KAXOOW LAMA ILIG,, CALI BAQALLE,,SEEGEESTE,, XUMMOOW,, CALI URAAYE,,XUUXLE,,DALABEEY ,,ILKACASSE,,BALAQOOW,,FARAGADUUD,,MUSTAFA URAAYE,,DHUUN GOOYE,, ILKOFARGEETO,,CANTABLEEYE, HELMESH FUTAWEYNE,,MICIMUSBAAR,,,FAQIIROOS,,GOOBE KHADIIJO TIIBISHO,,CUSMAAN HURDAAYE,,TIMIRO TEETANOOS,,DAROOGIISTE ,,AFYAXAAS..JIIMBAAROOW ,,KATIIMBE,,GALAADITOORI,,ISTIIMAAYE,,AALKALO,, JAQAFEEY,,QOOFEEY,,GADUUDOOW,,DOORAWASE,,AA WEERSHE,, JIIJA CARABEETO ,,LIBIN,,AFLEERSHE,, KATARABIIL,,BATIITE,,LAAMAYEERI,,


Waxaan jeclann lahaa asxaabtaas oo ah asxaabtii aan ka wada qaraaban jirnay jiira maafiyo waqtiyadii dambe bal iney ila soo xiriiraan aniga oo ah saaxiibkood aadka u jecel oo ka gadan jiray wax walbo oo ay maalinkaa soo qaraabtaan ha ahaato safaleeti, shaash ,,ilyar , gorgorro,nigis saacad,,diric,,katiino,,boorso ,,arneelo,,kabo, rijabeeto,,kastuumo,,baruuko,, waa saaxiibkiin cusmaan tubaako oo ku magac dheeraa gacma xumme,, oo gadi jiray firshaddii ay isla lahaa yeen QARAWAATIILEEY iyo FIIDOOW ISFIILITO,,


WAAD KU MAHADSANTIHIIN iyo wada xirriir wacan oo wanaagsan ,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARIIDKEEY

Unrecorded Date
waraa xariifkeey ii warran dhiiggoos macallinka aniga kula hadlaayo waxaan ka qaraaban jiray jiiradii syl ee jiiromaafiyo,wadaayoow asxaabtii inteey ku dambeeyaan walaahi aniga qof dhallinyaradii meeshaan ila joogo ma jiro waxaa xerada qaxootiga ee WARSAW ee POLAND aan iskula jirnaa cunnigii QARAWAATIILEEY oo hadda weynaaday aniga meeshaan aan joogaa oo sharcigii waan helay inkastoo sharciga aas aad u adag yahay.,maxaa yeelay sharci lagu shaqeysto ma la helaayo oo xerada aa ku jiree ilaa toban sano meeshan poland ah haddii kale si sharci lagui shaqeysto ad u hesshid waa inaad naag ka guursatid meeshaan poland ah aniga hadda waxan joogay 8 sano oo kaliya hadda waxaan ku qabtay too poland ah oo iga weyn si sharci aan ku hello oo aan ku shaqeysan karo ,marka hadda waa la i siiyay sharciga lagu shaqeysan karo oo waxaan ka shaqeeyaa kuwa laamiga dhisso oo shaqo iska fiican waaye oo maalintii wax nagu filan waan ka soo helaa oo lacagtooda aanba qiima ku fadhinin oo iska buunshadii oo kale ah ,...


wadaayoow dhiigooos walaahi waan ku farxay markaad isoo xzasuusisay asxaabtaayna kuligood .. lakiinse badi waxeey joogaan sacuudiga ii yemen oo welli shaqadii sidii uga socoto ,,gacma xumme adiii sokoreey haddiin idin soo xasuusto aad ii aad aan u qoslaaaaaa waa iga yaabiseen aacuudkoo komputerkana ciyaal jiira maafio ad ku arkee ma is dhaheenin. hadda sidaas i isla xiriir winaagsaan . salaan iga garsiiya dhamaan asxaabtii ka qaraaban jirtay jiira maafia qaas ahan wadaaygeey shaash xiimaaye oo aniga ii us aan wada qaraaban jirnay..(*I*)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dafiyomiriq

Unrecorded Date
akhyaarta ii warama yaakha daf iyo miriq waaye qofka hadlaayo aniga waxaan joogaa mareykana halkaanaan joogay ilaa 94tii waxaan ku jiray xarfaantii ciribta ku dhuftay baabuurkii lacagta ee ciidamada mareykanka ani iyo suumaaye ,furdug,daadir dibi ,xiimaaye, lafow dhagax iyo sakiin , inteenaas aheen aniga waa ka soo dhaqaajiyey markii xoogaaga gacanta ku dhigay asxaabtii yaaqay ila soo xiriira dhalinyarada qaaraan canada ku maqlay qaarna yurub ee ha la xiriiro yaaqay ,wankii dowladoo wadaad noqdayna waa maqlay ingriiskuu joogaa
oo ciyaal badan ku yeeshay ok dhalinyaro
dhiigoos qaas ahaan ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dav15

Unrecorded Date
Warmaanad wax isku faleeyn
Alla idin qaribyeye