Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin ardaydii dugsiga sare ee Afgooye kabaxday 83/84
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi Yare

Unrecorded Date
Halkan waxaan ka baafinayaa ardaydii reer Afgooye ee dugsiga sare kabaxday 83/84. Ardaydaas waxaa ka mid ahaa(Shiikh axmed,Cabdi Caafimaad,Akhaa,Yuusuf oo reer wanlaweyn ahaa, Sheekh Cali,Sacdiyo Axmed Rooble,Dhool,shariif, Bistoole iyo qaar kaloo badan oo aanaa halkan kusoo wada koobi karin).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aarow

Unrecorded Date
Cabdi yare waalagu salaamay waxaa halkan kaa salaamaya nin reer Afgooye ah oo kabaxay dugsiga sare Afgooye S/D 84/85 oo ah loodkii idiinku xigay waana Bistoole walaalkii Aarow ee hadii aadhesho igala soo xirii halkan. Xageed joogtaa?

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiyare

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum Aarow.
Walaal waxaan degenahay Denmark.
Magacayga dhabta ahi waa Cabdiraxman Xaashi,waxaan degenaan jirney xaafada xaawo taako dhinaca furustaalaha xiga.
Adigana waxaad isku lood ahaydeen walaalkay Cabdirashiid.
Ninyohow xagaad adiguna joogtaa,waxaa iigu kaa war dembeysey adigoo qorshaynt qaranka kashaqeeya.
Waar ninyohow bal dadkii reer afgooye iiga soo warran wax dhintay iyo wax nool, dalka anigu 1989 baan kasoo dhoofay.