We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Fadlan igala soo xiriir emailakyga hoos ku qoran saafi123@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saafi, magacaada oo seddaxan soo sheeg, aniga ayaa kula soo xariirinayee ama homepage-ka ardada reer ceelbuur la xariir waa www.goplay.com/elbuur
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaan dheer dabadeed walaal aniga ayaa reer ceelbuur ah waxaana degana daldalool agtiisa hadaba meeshan aan joogo waxaa degan reer ceelbuur aad u badana soo sheeg ciddii aad rabto adiguse ma waxaad tahay saaqo ugas
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date eX FROM ELBUUR, daldalol agtiisa ayaad daganayd ma rer cali cartan ayaa tahay soo booqoWWW.GOPLAY.COM/ELBUUR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalyaal waa salaamantahiin dhamaan. GOPLAY.COM /ELBUR! Ma reer Ceel buur lee leh?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date haa walaal ma cabdicasiis xaaji leysh aya tahay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalyaal waad wada salaamantihiin,Waxaan rabay hadii qofkiin yaqaano sida aan ku heli karo wiil ka mid ahaa dhalinyaradii reer ceelbuurka,oo la yiraahdo Xuseen Maxamed Sh. Nur.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date A.ALI anigaa meel ku og waxa uu xuseen joogaa BANGKOK, waxa uu bartaa computer science. magacaada oo buuxa ii sheeg soo qor
|