Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unknown

Unrecorded Date
waxaan baafinayaa gabadha layiraahdo:
ayaan maxamed xaashi oo markii igu wardanbeysay
joogtay dalka yaman magaalada sanca
hadaba cidii garanaysa gabadhaas aqbaarteeda
hasoo gaarsiiso qofka baafinayo si'deg-deg ah
qoladeda waa shiiqaal reer awqudub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jey

Unrecorded Date
Waxaan Baafinayaa FARHIYA SAALEH NAAJI HOWLWADAAG SARRE 1988-1990,
Cid alla iyo cidii garaneysa Farhiya saalax fadlan la soo xiriir addresskan jey96@hotmail.com walaalyaal waa muhiim ee nagu caawiya intaad kartaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalexey

Unrecorded Date
qofka baa finaya ayaan mohamed haashi kumaad tahay isa soo cadey anigaa kuuhayo meesha ay joogto