We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Fadlan hadaad taqaan xasan jaceyl oo dhigan jirey dugsiga dhexe ee xaawo taako,, fasalka 8b sanadkii 1989-1990,,,ama aad tahey qof dhiganayey fasalka 8b.. then please drop me a line thanks Faaduma
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi faduma ::::: xasan jaceel waan aqaan, ana waxaan dhigan jiray x, taako laakiin waan kaa lood horeeyey. waxaad isku galaas ahaydeen walaaalkey oo shirwac la yiraahdo ma aqaan in aad xusuusato isaga iyo xasan iyo maaweel saaxiib iyo isku kursi bay ahaayeen. hada xasan wuxuu joogaa california phone# kiisa anaa kuu soo raadinaayo ee adi intee ku nooshahay??????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To; Walaasha Walaaley aad ayaan uhu farxey inaan aqbaar ka helo ardey dhiganayey dugsiga xaawo taako, aniga waxaan deganahay Ingiriiska London. Waan xasuustaa shirwac, xasan, iyo cusmaan ayaa isku miis fadhiisan jirey. Sidaan u imid ingiriiska waxaan la kulmay hal wiil aan isku class ahaan jirney oo kaliya.. Abaayo adigaan kaa aqbaar sugaa... Waxaan kale ku weydiinayaa Ma taqaana laba gabdho oo walaalo ahaa oo hal lood naga sareeyey, oo magacyadooda la yiraaho: Qadra Muusee Xuseen iyo Deeqa Muuse Xusseen oo Dhigan jirey fasalka "B"... Aad ayaad u mahadsan tahay abaayo,, Waxaad igala soo xiriiri kartaa emailkan hoos ku qoran hadaad iisoo heshid wax aqbaar ah... safiyam2000@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu Caleykum, Walaashiis aad iyo aad ayaan ugu farxay in aan aqbaar ka hello ardaydii dhigan jirtay Xaawo Taako fasalka 8b sanadkii 1989 - 1990. Walaashiis aniga waxaa lee dhahaa Cumar waxaana ahaay 8b sanaadkaas haddii aad i xasuusit. Aad iyo aad ayaan u aqaanaa Xasan Jacel, Maaweel, Cusmaan, name it I know them. Aniga waxaan joogaa Australia, Magaalada Melbourne waxaana isku dayaa in aan email kuu soo diro si aan u wada xiriino. Wixii faahfaahin ah emailkaada kala xiriir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Faduma iyo dhamaan dadkii kale ee kuu soo jawaabey. Anigu waxaan ahay mawel iyo xasan walashood weyn. Waana u shegaa inay halkan idin kala soo xiriiraan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI FADUMA WALAALO PHONE # WAAN WAAYEY HASE AHAATEE WAABA KAAS OO GABADHAAS KUU SOO JAWAABTAY EE WALAAL SIDAAS ULA SOCO, TEEDA KALE DADKA KALE EE AAD ISOO WEYDIISEY MA AQAANO WAAN KA XUMAHAY. HI CUMAR: ADIGA MA WAXAAD TAHAY CUMAR MAXAMED WARSAME ROOTI????? IF SO, GUULEED AYAAN ISKU FASAL AHAAN JIRNEY ANIGA OO HADANA CANADA ISLA JOOGNAAA...... SI FIICAN AANA KUU AQAAN SHIRWAC WALAASHIIS AYAAN AHAY ANIGA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO WALAASH : WALAALEEY WAAN KU SALAAMAYEE WAXAAN KU WARSANAA MAAWEEL IYO XASAN COUSIN BAYBA AHAAYEENEE ADI SEE UGU NOQOTEY WALAASHOOD KA WEYN ???? BESIDE MAAWEEL AABAHIIS ALLAHA U NAXARIISTEE KELIGIIS UUBA DHALAYEE SEE CAMAL WALLAAL AAD U NOQOTEEN? ISKOOL XAAWO TAAKO MAAD DHIGEN JIRTEY GABDHO AY QARAABO AHAAYEEN AYAA DHIGAN JIREE BAL IISOO SHEEG ANI CIDA SI FIICAN AAN U AQAANAAYEE,MISE QARAABO KORE AAD TIHIIN? RAALINA AHAADA ASXAABEEY HADAAN WAX QALDAN SOO BANDHIGEY?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Walaashiis. Ugu horeyntii iga gudoon salaan, salaan ka dib waxaan aad ugu farxay in aan arko qof ii abtiriya sababtoo ah waayadaan danbe ma aanan arkin qof sidaas igu abtiriya, thanks. Walaashiis waxaan rabay in aan ku waydiiyo in aad u sheegto walaakaa shirwac in uu email ii soo diro waana sidaan hoos ku qoran. dalmaax@hotmail.com Walaashiis aad ayaad ugu mahadsantahay sidaad isugu dayeyso in aad na wada xariiriso dhamaan ciyaal Xaawo Taako walow aad naga lood koreysay. Waxaan idiin ka sugaa waa aqbaar deg deg ah. Take care all.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date cumar i will pass u r massege shirwac so he will countact to u ok guled ma ka soo noqdey australia?????? igu salaan haduu weli xagga jooggo by bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAAN IDINWADA SALAAMEY WAXAAN DHIGAN JIRAY XAAWO TAAKO SANADKII 1990 WAXAANA AHAA CLASKA 7AAD. FADLAN HADII AAD KA WAR HEYSAAN ARDAYDAASI ILA SOO XIRIIRA. ANIGA WAXAAN JOOGAA LONDON. WAXAAN AAD U SII RAADINAYAA (XALIIMO NUUR CADOOW, LUUL CUMAR AMIIN, IDIL, XAMDI, LADAN,IFRAAX,CABDIFATAAX,CABDINAASIR ETC) THANXZ I HOPE WE ALL FIND THE LOST ONE....... MACEEY@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waa idin salaamay ciyaal x-taako, anba waxaan ahaa ardaydii dhigan jirtay schoolkaas oo fasalka 8aad ayaan ahaa markii uu dagaalka dhacay, waliba waxaan ahaa 8t waxaan ardaydii aan isku fasalka ahayn kaaqaan,faisa, idil, sucaad mohamed goodax,sayidali,iyo wiil la dhihi jiray jokoslafakiya. Hadii qof yaqaan aqayaartaas idinku jira please iiga soo warama, waad mahadsantihiin. Waa walaashiin, sucdi ahmed ismaciil.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaama dhamantiin, anigu waxaan radinayaa ardaydii xaawo taako dhiganjirtay sanadkii 1989 klaaska 7baad,waxaan sifiican u sii xasuusta Maxamuud,maxamed iyo deeqa fadlan hadii aad kuwaas garaneyso ii soo sheeg. Maxamed Xassan Xaaji M.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Maxamed!! My name is safia, waxaan ahaa fasalka 8b sanadka 1989. Ee adiga fasalkeeyd ahayd.. I think I remeber you!! where are you living!!! email me on safiyam2000@hotmail.com if you happen to read this email... Thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Faadumo iyo dhamaan reer xaawo taako sannadka 89/90. Waxaan ahay Cusmaan walaashii oo Xasan Jaceyl ay saaxiibo ahaayeen. Waxaan run ahaantii aad u doonayaa in aan la xiriiro Xasan jaceyl. Waxaan kaloo idiin sheegi lahaa in uu Cusmaan dhintay Alle ha u naxariistee sannadka markuu ahaa 1995, wadankan Sweden. Wixii kaloo aqbaar waxaad igala soo xiriiri kartaan meylka fadumina@hotmail.com Cusmaan walaashii Fadumina Ahmed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, June 18, 2000 - 03:38 pm CIYAAL XAAWO TAAKO WAA SALAAMAN TIHIIN KULIGIIN. ANIGU WAXAN AHAY MAWEL. ANIGA IYO XASSAN LOS ANGELES, CALIFORNIA AAN DEGANAHAY. CONTACT ME AT cafug@netscape.net
|