We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaamu Aleykum Magayga waa Faysal Abdi waxaan halkan ka baafinayaa dhamaan ardaydii aannu isku fasalka ahaan jirnay ee raabica saalis4/3 haddii aan isku dayo inaan ardaydaa qaar ka magacaabo waxa ka mid ah: Mohamed Al-wardi "tisciin" Mahad Omar Gacal Cabdi salaan Ahmed Omar Ise C/naasir Khadra Safiya "safiya Shikh Jama" Mukhtaar iyo kuwo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin pls igala soo xiriir faysal@worldonline.dk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aboowe iska waran,waxaa magacayga layiraahdaa ladan waxaana ku noolahay maraykanka.ciyaal jamaal cabdi nasir baan ahaa 89/90,galaaskaygu wuxuu ahaa 4/1.markaa anigana sidaada oo kale ayaan radinaayaa asxaabtayda especialy two of my best friends magacyadoodana layiraahdo shukri cali sheekh iyo leylo axmed.marka aboowe macaan hadii aad taqaan meel aan ka heli karo qof garanaayo gabdhahaas ama ardaydii uulaa raabic please let me know. my email is ladanina@yahoo.com thanks
|