We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Magacaygu waa YASSIN MOHAMED ISMAIL{Yassin baarri} waxaan warkooda doonayaa dhammaan dhallin yaradii degganayd Anzalooti ama waaberi labada buundo dhexdooda. please haddii aad qof ka garanaysid Emailkayga waa yassin@telusplanet.net ama anza92@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Yassin Waxaan deganaa ansalooti buundada 2baad agteeda dhinaca suuqa ama masaajidka weyn agtiisa. waxaana ka tirsanaa kooxdii kubada cagta ee FIFA, Yassin dad maka taqaanaa agagaarka suuqa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Gaduudoow. dad badan baan ka aqaanaa oo laga yaabo in aad garatid haddii aan kuu dulmaro MACALLIN-GAAGAAB. CIILOOW , FARUUREEY, XOOGSADE,SHIIKHEEY,iyo dhallinyaro badan oo aan inta lagu soo koobi karin. adigana yaad si gaar ah u raadinaysay?..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dear yasin: waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii deganey waaberi,hada waxaan joogaa dalkaasi pakistan oo aan jaamacad ka dhameystay,waxaana deganaa dhinaca suuqa cali boolaay,waxaa aqyaartii xaafada kaxasuusan karaa[cumar ay dhaley,cabdulahi iikow,yackoogii iskoolka waaaberi cusub,aa bunii iyo uwa badan. marka duqa fadlan ila soo xiriir. waa: xasan cabdisamad[xasan biid] keyd15@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO xasan Biid. Walaal magaceyga waxaa la yiraahda Sharmaake Cali Cabdi, yackoowgii iskoolka waabari cusub macalinka ka ahaa waxaa dhashay eedadeey adigana waxaa kuu xasuustaa si aad iyo aad ah, waxaan u maleeynaya in aad xasuusato, shamasadiin muxyadiin Nuuradiin iyo Nuur daqare dhamaantood waa walaalahay. Igala soo xiriir E-mail: Sharmaake@angelfire.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 20, 2000 - 07:16 am SALAAN DHAMAANTIIN ANIGA WAXAAN DEGANAA WAABARI INTA UKALA DHAXAYSO DABKA & SARGADUUDKA WAXAANA KA MID AHAA DHALINYARADA " REER BURDHEERE " DHALINYARADAAS WAXAA KA MID AHAA 1- CISMAAN CADAAWE 2-CILMI CAWAALE 3-KABAD 4-MAXAMUUD CABDULE 5-WARDI 6- C/LAHI CADAAWE 7-C/CABDALA "allaha u naxariisto" 8-AWEES QANQABEEY "allaha u naxariisto 9-CUMAR CARTAN 10-CEYDARUUS MAALIN 11-WALI MAALIN 12-SALAADEY 13-AADAN DABACADE 14- MUSE ZERA & DHALINYARO BADAN AA LA SOO KOOBIN KARINN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 25, 2000 - 03:53 am saxiibaloyaalow waxaa maanta i farxad geliyey,meeshii xudunta ku duugneyd markaan meesha ka akhriyey,anigu waxaan deganaa,buunada,anzalooti marka la soo dhaafo isbitaalka unushef gadaasheda foornadii ku taaley waana halka aan ku dhashay,ee saaxiibayalow,intii aagaase deganeyd waberi iyo xamar jab jab waad salaaman tihiin (Asalaamu caleykum) ayay idinlee yahay aan aan isku soo noqono sidii hore,ee aan qabeliga lahayn,ee aan xaafadaha kale ugu faani jirnay,hadii ilaahey yiraahdo, magaceegu waa;-qalid cabdulqadir axmed,(qalid sheylila) ama shiino ama xirka hadba dad si ay ii yaqaaniin. nabadeey,dib dambe ayaan adreeskayga heli doontaan hadii ilaahey idmo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 06, 2000 - 11:01 pm Saaxiibayaaloow waa salaaman tihiin kuli Aniga siciid gureey aa xaafadaas ka imaaday BURDHEERE iyo inta u dhaxeeyso Degmada waabari Inta meesha ku qoran kulina wqaa kasaa iyo kuwo badan oo kale ee yaa meel ku og OKTOOBAR FUAAD QALDAAN CUMAR JIFI XUSEENQALOOCOOW LIIBAAN SUXULEEY iyo kuwo badan yaa ii sheegi karo n_slow@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 24, 2000 - 04:57 pm waryaada marxuumada iska dhaafa magacyadooda
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 04, 2000 - 11:04 pm to yaasin waxaan ku filayaa in aad degeneed daarta dalfac dhabarkeedda ee iskawarran. waxaanna ka baxday 1-8 h/dhexe qasaka ama maxauud mirre ee sax miyaa, hadda xaalka xagee ku dambayasay? aniga waxaan degenaa waaberi kuna dhashay kunajirsaday 18sano, kabidna dagaalkii sokeeye ayaa bilaaday.hadda xaalka waxaan joogaa EU.da waxaan filayaa in aan isku galaas ahaan jiranay sidaas iyo xiriir walaaltimo oo khayr badan. wasalaamu calaykum-----.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 07, 2000 - 11:38 pm To:my Exfriend. Saaxiib waad i garatay waxaana aan dhigan jiray Maxamuud mire kaddibna Raage-Ugaas,Haddana waxaan Joogaa Alberta/Canada. waana aan kuu fiicnahay Email me anza92@yahoo.com ama yassin@somalitalk.com I am glad to hear from You.. sidaa iyo iska warhayn wanaagsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 12:47 am walaal yaasiin anigu sidaan hore kugu sheegay ,waxaan deganaa unishef gadaasheeda,waa Qalid abduqadir ahmed,waxaan dhigan jirey,xamar jab jab kadibna macalin jamac,meeesha aad sheeganeysid walaalow waxaan warkooda aan raadinayaa,abuukar nuur afrax,maztar ,cismaaney,abuukarow,macalinka oo ee yadaa macruuf ka ahaa, oo kubadda cagta ku dheereyn jireyn,iyo asli dalfac meeshii ay ku dambeesay,saaxiibow iigala soo xiriir,intaan kuu soo sheegay hadii warkooda aad haysid. qalidyaweli@.yahoo.co.uk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 09, 2000 - 07:18 am gurey anigaa aqaano dadkaasoo dhan waxaan degenaa waaberi dagmada aqteeda hadaa xusuusato saaxiibadaa waxaad ilowday yaasiin dooli;abaadir;awaarii; ii soo jawaab hadaad u baahaan tahay more information about them
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 03:33 am waan idin wada salaamay dhamaantiina. marka xigta waxaan ka xasuustaa ee degenaa degmada waaberi gadaasheed. abaadir, cabdi guluus taajir,saciid xaawa,dhisow, cabdulaahi maalin .iga raali noqda masoo wada koobikaro reer waaberi. macasalaamaiyo xirir wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 03:41 am to dhamaanreer waaberi. waxaan baafinayaa wiil layiraado maxamed (mayiikoole) degenaa sargaduuda akteeda, oo dhiganjiray d/sare ee raage ugaas89-90. waxaan filayaa in uu ahaa qabiilkiisa baadi cadde. fadlan iisoo raadiya saaxiibkayga qaaliga ah. nabadgalyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 11:30 pm dhamaan aqyaarta reer asalooti waan idin salaamay , aad iyo aad ayaana ugu farxay inaan dadkii qaar ka mid ah aan is maqalno dhinaca kale aad iyo aad ayaan u murugooday markii aan soo xasuustay magacyadii xaafaddii aan ku dhashay oo aan ku soo bar-baaray. walaalayaal aniga waxaa la i yiraahdaa Ahmed Hussein Hashi, waxaan ka baxay hoose/dhexe xamar jajab 1988kii waxaana u wareegay dugsiga sare ee Raage ugaas 89-90..waxaana degenaa ISKOOL-BULUUSIYA dhinaca SARANDI...PLEASE LET'T GET IN TOUCH WITH EACH OTHER... Waxaan ina su'aalaya dhalinta deganayd dhinaca dalfac..inaan taqaanaan meeshii ayku danbeeyeen...CAWIL KAARIYE, CASIISO XAASHI KAAHIYE IYO ALI FIIDOW oo agagaarkaas deganaa... aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin ALLAH ISKU KAAYO SOO CESHO ANIGOO NABAD IYO CAAFIMAAD QABNA...AAMIIN AAMIIN FADLAN IGALA SOO XARIIRA EMAILKAN AHMEDYARE@ONEBOX.COM WAXAAN JOOGAA DALKA MARAYKANKA .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 02:10 pm Waan idin saalaamay dhamaan walaalahay reer waabei waa Yassin Mohamed Ismail oo baafinaaya Maxamed Aways Shariif oo reer waaberi ahaa intii u dhaxaysay buundada afisione ilaa caliboolaay haddi aad taqaaanid Saaxiibkeey maxamed Aways Shariif oo dhigan jiray Raage ugaas sanadkii 86-90 so please Email me:- anza92@yahoo.com
|