Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan Baafinayaa Dhamaan dhalinyaradii Xamaaliga ka ahayd Dekedda Xammar iyo Kuwii Baabuurta ku dabo Dhegi Jirtay .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI

Unrecorded Date
Please let me know if you have any IDEA this ppl who used to have a FUN and working HARD 4 their lives..

Walaalayaaloow haddii aad garanaysaan Dhalinyaradii Xalaal Quudatada ahayd oo waqtiga Farxadda lehna ku qaadan jiray in ay ku Daba dhagaan Baabuurta ila soo Socodsiiya..

Mahadsanidiin..


waa HAJI oo jooga OHIO..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cibaar hiraabe

Unrecorded Date
hagi

waan ku salaamay dhalinyaradii xaamaaliga xamar ka ahaan jirtay waa wada batrooni anigaygan kula hadlayo waxaan ka shaqeeyaa dekada magaalada vancouver,canada oo qalqaaladaydu waa faydaa ee xaad ohio ku haydaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
Ar cibaar hiraabe ,,,,,,ma maqashay hadda ka hor AXMAD CALOOLEEY CAN GUB
YAA KU AROOSAY JINNI
YAA KU NIKAAXI INSI,.,
IGU salaan cabbeey ii cali khan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamaaali

Unrecorded Date
waa ikan xamaaali waaan ahaa hadase waan lacaagaystay thanks to qabiiilkaan ka dhashay
ooo lacagaystay, xamaaal ahaa ma maqli kari wax xamaaal dhabarka ka jab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miskiin

Unrecorded Date
U JOKING!!!!

sory, waxaan hadda rumaystay in aan soo galay xero shaydaan!!! Allaylehe aan deg deg uga baxo inta aan la i derderin!!!!