We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaa magacayga layiraahdaa cabdulaahi madboco oo daganaa jid cadaha agtiisa waxaa halkan kabaafinayaa cabdulaahi kaynadiid, naabuli, macaani,xaaji ciise,siciid jabana, guray seego.kaneeco,shuuriye marka waxaa idanka codsanayaa in aad igala soo xiriirtaan adaraska ah Liban71@hotmail.com sidaas iyo wada xirii wanaagsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa libaan anagaa rer madiino ahee soo sheeg naaneestaada aniga waxa la iyiraahdaa canjex oo deganaa jid cadaha
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Canjeex sxb waxaa lay dhahaa Cabdulaahi madboco waxaan daganaa garaashka macalin nuur agtiisa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa c/laahi aniguba waxan dagenaa garaashka agtiisa ka soo horjeedka cusmaanoowya e-mailkaygu waa [MAXD10@HOTMAIL] IGALA SOO XIRIIR HADAD IGARATO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI MADBACO!! Marka hore waad salaaman tahay, marka labaad magacayga waxaa la yiraahdaa "sharmarke x dayib" waxaana ku magac dheeraa "Garas" sidaas daraadeed waan ku gartay, balse ma aqaan inaad i xasuusan karto. Waxaan xasuustaa waagii Silliga aad banooniga u iman jirtay oo aad Argo yar yar & waa weyn u kala bixi jirteen, waxaana idiinka soo hor jeedi jiray raga waa waynka ahaa waxaa ka mid ahaa Axmed "daahir", Shuuriye, Axmed "Kismaayo" Aweys Kuus oo rag kale oo aanan xasuusan. Teeda kale raga aad kor ku xustay oo ay ka mid yihiin Abdulahi Keenadiid,hadaad xasuusato Faysal Hareedka labadaas isku meel ayey joogaan, Siciid "jabane" & anigana isku meel ayaan daganahay waxaana wada joognaa Sweden. Aniga magaceyga waa kan aan kor ku sheegay waxaana daganaa Siciid gurigooda & keenaba hal guri ayaa inoo dhexeeyey balse in kastoo aanan halkan aanan wax kasta lagu soo koobi karin hadana waxaa filayaa hadaaan iska hor iman lahayn inaad igaran lahayd teeda kale fotboolka waxaan la cayaari jiray hadii aad xasuusato "JUBBA" ragii la oran jiran kuwii yaraa. Hade waxaan filaya inaad fahmi doontid macnaha guud ee aan kuu soo qoray. Hadii aad rabtid waxaad iigala xiriiri kartaa Daib80@hotmail.com EE sidaas & nabad galyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date MADBACO WAAN KU SALAAMAY ANIGA OO MAGACEYGA LA YIRAAHDO CABDULAAHI CABDI OO DAGANAAY AARGADA WAXAANA WALAALO AHEYN CALOOLOOS. GUREY IYO BEESAANI, CABDIBOY, ALI BOY IYO DHALINYARO BADAN WAXAAN KU SOO ARKEY ETIOPIA SAMARKII LA SOO DHAAFAY HADAAD I TAQAAN IGALA SOO XIRIIR ABDULAAHI@HOTMAIL.COM SIDAAS IYO NABAD GALYO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO-daib80@hotmail.com Saaxiib waan ku salaamey magaceyga waxaalayiraahdaa Daud cali cabdi waxaan daganaa xafada aad sheegeyso waxaan ladhashay cabdulaahi afarafar waxaan aqaanaa saciid Jabane balse adiga kuma aqaan waxaan joogaa dalka maraykanka saaxiib ilasooxiriir E-mailkeygu waa daudyare_2000@yahoo.com waxaan filaayaa inaan wardagdag ah kaaheli doono hadii eebe idmo. {wasalaamucaleykum waraxmatulaah}
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To-liban71@hotmail.com Saaxiib waan kusalamey salaan saaxiibtinimo ah saxiib waxaa la'iyiraahdaa daud cali cabdi waxaan dagnaa xaafada madiino gaarahaan xaafada siliga waxaan ladhashay cabdulaahi cali oo kumagac dheer afarafar waxxan aqaan cabdulaahi keenadiid oo aydhashay eedo faadumo dheer iyo adeer keenadiid waxaakaloo ladhashay cabdulaahi keenadiid iyo mulki shukri caasho sahro ee hadii aad sheegeyso reerkaas amataqaan dadkaas ama dadkaloo reermadiino ah igalasooxiriir E-mailkeyga oo ah daudyare_2000@yahoo.com sidaa iyo maalin wanaagsan.
|