Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa Sahra - Tiiroos oo Dhulbahante - Naleye Ahmed ah oo markii iigu danbeysay la iigu sheegay Europe.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan bande

Unrecorded Date
Waxaa raadineysa Ladan Bande

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laas-caanood

Unrecorded Date
waa laguu yaqaan sahro-tiiroos, waxaan isla deganayn isku magaalo dalka holland, laakiin hadda waxay u guurtay dalka ingriiska muddo hadda 2-sano laga joogo!!! waxay hadda degan tahay magaalada london, hadaa ubaahan tahay waan kuu raadin karaa telefankeeda, laakiin sidee kuugu soo gudbiyaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
waxaad iigu soo gudbinkartaa adigoo addreskan iigu soo dira email please double click this written address: bande_1@yahoo.com waanad m,ahadsan tahay.

Ladan