Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay reer khaliif maxamuud warsame oo mareexaan ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed2

Unrecorded Date
waxaan raadinayaa reer khaliif maxamuuud warsame o mareexaan ah daganaa madiiino xoosh agtiisha,aabahood wuxuu madax ka ahaa hargaisa,ilmo khaliif waxay kalayihiin cumar,cabdiqani,faysal,hibo,aadan,markii iigu danbaysay waxaan kumaqlay usa.fadlan cidii taqaan ha isoosheegaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed sheekh mahamuud

Unrecorded Date
waryaa ninka u baahan khaliif qoryooley waa la yaqaanaa halka uu ku noolyahay wuxuu ku noolaa markii iigu war denbeysay buulo xaawo
wuxuuna ahaa hogaamiye yaasha SNF wuuna dhaawacmey
hadana aad buu u caafimaadqabaa faahfaahin intaa
dheer waxaad kala xiriiri kartaa tel.00447881762521 london