Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Keyse Jamac bile reer burco agagaarka shiikh ibraahim oo la iigu sheegay Norwey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

pele

Unrecorded Date
waxaa baafinaya maxamed pele.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

togdheer

Unrecorded Date
Waad salaamantahay mohamed pele.
walaal ma garanayo laakiin walaal anigu waxaan raadinayaa ardaydii sheekh bashir secondary school
sanad dugsiyeedkii 1981 iyo weliba dhalinyaradii
waqtigaas ee reer burco waxaan deganaa suuqa carabta ama u dhow hotel daalo ee walaal wixii aad
garanayso iyo faahfaahinba ee igu soo celi halkan
waad mahadsantahay
togdheer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Unrecorded Date
Naniguba waxaan ahay nin reer burco ah
waxaanan daganahay wadanka norway.yaa iraba?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan qaylo

Wednesday, October 04, 2000 - 03:30 am
ku maxamed beele
sxb waan aqaan kayse laakiin adigu kumaad ahayd xageese joogtaa xagaadse deganaan jirtay bal soo jawaab markaasbaad helaysaa halka aad ugu hagaagayso kayse jaamac bile
waad mahadsan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Injida

Saturday, October 07, 2000 - 03:55 am
waar cilmigani ma cilmi dhac dhac baa mise waa mid kale nin kan kale ee ina jaamac bile doonayaana waa kuma anigu waxaan ka mid ahaa dhalintii reer burco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED BURCO

Sunday, October 29, 2000 - 06:59 am
INJIDA ANIGU CILMI DHACDHAC BAN ISU GALAAS AHAAN JIRAY WAXANAAN KAMID AHAY RAGI DHAC-DHAC UBIXIYEY EE SAXIIB WAX WAAR AH MAKA HAYSAA CILMI.