Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Ciyaal Xamar Jadiid dhanka ilaa iyo xararyaale ilaa iyo Xamar Bille(IF & AKHIRO) Warkooda aa loo baahan yahay dhalinyaradii iskoolka isla dhigan jirnay Raxmo Cali Saalax, Kheyre, Maxamud dheere, Xuseen, Cali Khaliif, Ubax, Farxiyo (ciyaal Maxamuud xarbi waaye).IYO MACALLIN JAMAC IYO BARTAMAHA SARE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaa kale

Unrecorded Date
Iskaabulo wixii war ii haaya meeshaan ii dhiga si aan ula xiriiro waxaana u baahanahay dadkaan hoos ku qoran iyo wixii kale oo reer X/jadiid ilaa iyo Warta oo dhan meel kasta ay joogaan.
Raxmo Cali saalax walaasheed waxaa la dhahaa Dheeman, Kheyre, Ubax, Farxiyo Ali Khaliif, Xuseen Jiis oo daganaa Barxadda maxamudd xarbi,
Buruf, Rudwaan iyo Walaalkiis Towfiiq, C/fitaax Caano, Ilmo Jaamac Guulwade, aadan Shaanbuu, Nuune, Fanax cali xuseen, Liibaan qoslaaye, iyo wixii kale oo aqbaartaan hela ha ila soo xiriiraan addresskaan thanx all
Caruus@Yahoo.com

waxaa marmar la iga helaa somalinet.com ama Mirc.com ciyaal warta fagaarta heee maxaa la sugaa
qandho bugle ku cayaaree ...........:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sxb ciyaal xarbi waa kanaa lakin ma is qarxin kari , waxaa maqlay Rudwaan iyo towfiiq inee hada canada joogaan, ilmo jaamac guulwade USA Ohio aan ku maqlay , fanax iyo calai xuseen jigjiga ama diridawe aan kumaqlay inee joogaan , lakin waxaa katagtay, faarax fiifiile, caydaruus , cabdulahi kuus, cabdixamiid, Liibaan futeeyna mnpls oo joogaa,
hakuu macaato anaa email kuu soo diraa markaa firaaqo helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Unrecorded Date
Caruus nabad ma ahoo.walaal aniga ima garanaysid
laakiin walaalehey baad taqaa naa ayaan u malaynayaa.Ubax da ubax cabdiweli miyaa, iyo ayaan walaasheeda ka yar.Haday yihiin aniga walaashood oo ka sii yar baan ahay. Waxaan aad isu naqaaney Raxmo iyo Dheeman, anagoo ahayn ciyaal xamarbille iyo ciyaal maxamood xarbiba.Laakiin wax war ah oo dheeman iyo raxmo ah ma hayno.Anyway hadii aad rabto waxaad iigala soo xiriiri kartaa
kamil1@one.net.au

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caruus

Unrecorded Date
dear Kamil(i am guessing dat is ur name)appology if it ain't.......:)
sister waa mahadsan tahay abaaydiis UBAX waaye qofka aan raadinaayo marka ha ila soo xiriirto haddii aad argtid. waxaan kuu soo diray email aan kuugu faahfaahinaayo wax kasta adiga kuma xasuusan karo balse ubax ayaan xasuustaa. abaayo again thanx i really appreciate it very much didn't think some1 wud come and see it...... but u did thank god!! ila soo xiriira anaa idiin sheegaaya wixii aqbaar ehe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Sxb marka hore waad sallaamantahay, sallaan kadib, ninkii Buruf ahaa Toronto ayuu daganyahay, Buji wuxuu daganyahay Sweden, Ordaaye dagan Ugandha, Cumar Haji Cali dagan xamar, fahfaahin intaa dheer igala soo xariir E-Mailkaan Leydi8@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
iskaabulo war wixii halkani iigu hayo si aan ula xidhiidho ciyal xamar jadiid oo dhan ilaa iyo warta oo dhani meelakastana oo ay joogaan.rashiid haybe cali,iyo walaalkii giji,faysal oo ku magacdheer cagmadhige oona ladhashay alqo,ubax cabduwali cabdulaahi iyo walaasheedna ayaan cabduwali,caydaruus,cabdulaahi caruus kuna magadheer qoti,max'ed c/ramaan xalane oo ku magacdheer (curi),iyo yaasiin cajaaib iyo cumar cali.dadkani oo dhani kii hela ha igala soo xiriiro address.radwan12@netscape.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caruus

Unrecorded Date
Radwan qoti saaxiib c/lahi kuus iyo ceyduruus iyo curri aqbaartooda waa laguu haayaa...
ceydurus iyo c/lahi kuus london ay joogaan currina wuxuu joogaa holland hadda england uu imaanaa aan maqlay.....
kuwa kale war kama haayo laakiin wixii aqbaar ah waa lagu siinaa mar markoo meeshaa ka qeylo dhaami .... ubax c/wali waxay joogtaa australia
hakuu macaato wixii intaas ka badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Xarbi

Unrecorded Date
Aqiyaarta hala ii sheego meesha uu ku dambeeyay C/qaadir Caaqaa oo Muse Qani walaalkii ahaa.
Bashiir Istiila wuxuu Joogaa Canada, Walaalkii Axmed-Go wuxuu joogaa Mareykanka,

Halkaa ka wada Aqbaarta Hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caruus

Unrecorded Date
saaxiib muuse qani iyo dhamaan familkiisa waxay joogaan hargeysa sida aan maqlay, wixii kale oo aqyaartaas ah oo aan maqlo anaa aqbaartooda keenaaya. adiga sxb maxaa isku sheegi weysay laakiin si laguu aqoonsado waayo meeshaan wa meel loogu talo galay inay reer xamar jadiid iyo warta ay ku kulmaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Xassan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

caruus niyo nin aad garaneyso ma ihi, xaafadaana ma dagneen, laakin waxaan wax isku nahay Raxma iyo dheeman Cali Saalax.
Raxmi England bay joogta, Dheeman Sweden ayeey joogta ee sidaa ugula saco.

Maxamed Xassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caruus

Unrecorded Date
Maxamed xasan saaxiib waa mahadsan tahay raxma meel laga helo amaa taqaanaa saaxiib waayo anigaba england ayaan joogaa marka saaxiib haddii aad heli karto meel laga helo fadlan ila soo xiriir iina soo sheeg dheeman iyada halkee bay sweden ka joogtaa? waa kaa war sugaa duqa
Igala soo xiriir mail{Caruus@yahoo.com},
thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo

Unrecorded Date
caruus ninyahoow anigu ma ahayn reer xamar jadiid balse walaalaheey iyo saaxiibadeey ayaa deganaa waxaana u malaynayaa in uusan igu cusbayn magaca caruus fadlan ma ii sheegi kartaa dhinaca aad ka deganayd xamar jadiid iyo reerihii deriskiina ahaayeen oona ilma adeeradaa ahaayeen haddii aad tahay ninka aan kuu malaynayo aan kaa helo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caruus

Unrecorded Date
Qalanjo abaayo aniga waxaan daganaa dhanka maxamuud xarbi inkastoo aan xamar jadiid dhowr meel ka kala dagay laakiin jidka soddonka ilaa iyo suuqa xararyaale aan u badnaaa adiga walaalahaa ama saaxiibadaa magacyadooda iisoo sheeg waa intaasoo aan gartaaye waa mahadsan tahay