We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan jeclaystay inaan halkaan kabaafiyo saaxiibaday oo dhan dabcan magacyadooda kuma soo koobi karo halkaan laakiin wixii daganaa soone geed jeceel waxay igala soo xirii karaan ciwaankaan Waqaa80@hotmail.com waxaan rajaynayaa inaan kufarxidoon tiin hadaad tihiin dhalinyaradii xaafadaas katid. ismaqal wanaagsan. jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Duqa anaa deganaa meeshaas 1000maxamad aa jirta neeynaas soo tuur xaseey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hello mohamed i use to live near wardiigleey, xamarbille so!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 14, 2000 - 07:12 pm HEY MAHAMED ANAA DEGANAA MACMACEYSTA AGAGAARKIISA WAXAANA U DHAWAA XERTA SHEEKH MOHAMED FAARAH(MAGACEEYGUNA WAA MAHAD YUUSUF KAARIYE)HADAAD IGARANKARTO ADIGA IYO AKHYAARTA SOONAHAAS DAGANEEDBA WAAN IDIN SALAAMAYWAXAANA AAD UWANAAGSAN IN LA ISLA WADA XIRIIRO MEEL KASTO OO AYNU WADA JOOGNO; E-MAIL<MAHAD42@HOTMAIL.COM> BYE ASXAABTEYDAAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 19, 2000 - 02:15 pm waxaan raadinaa ciyaal wardiigley gaar ahaaan (BUULE YAREY) emailkayga waa deeq35@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 21, 2000 - 12:03 am walaal anaa degnaan jirey xafada geedjacal magacayga waa ayaanoos hada waxaan degena hay filandi bay bay aqyaarta wardhiigley
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 21, 2000 - 06:32 pm WAXAAN HALAKAAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN,DHALINYADII DEGANEYD WARDHIILEEY AGAGAARKA (BAAR JIDDA)IYO WAXII UDHOWBA MEEL KASTABA HA JOOGEENE (GABDHO IYO WIILALBA NINKII YAQAAN MAGAC LA MASKIIN MAAHA WAA (CABDIRISAAQ DAYAX ),WALAALAYAAL WAXAAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAAN E-MAIL( DAYAX@HOTMAIL.COM )
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 19, 2000 - 01:43 am Deeqow aniguba waan deganaa buulo yareey ee adigu ma israafiil ayaad tahay isu key sheeg
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 25, 2000 - 07:17 am WARDHIIGLEEY WASAARAD WAAYE INTAKALE WAKAALAD WAAYE!!!!!! waxaan daganaa geed jaceyl iyo qaaliyaasha dhaxdiisa magaceygu waa (MOHAMUD QEYLOWEYNE).Hadane waxaan ku noolahay FINLAND. Hadii aad taqaanid igala soo xiriir qeylo@hotmail.com
|