Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ardaydii dusiga dhexe yasiin cusmaan class 89-90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahma

Unrecorded Date
waxaan raadinaayey ardaydii aan isku fasalka aheen
ee dugsiga hoose dhexe yaasiin cusmaan .
waxaan ahaa classka :8daad ee sanaddii 89-90.
aniga waxaan dhigan jiray fasalka J.
waxaan jeclaan lahaa ardaydii inaan la xiriiro.
fadlan qofkii dhigan jiray waqtiga aan soo sheegay
ila soo xiriir. fahma76@hotmail.com