Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAR YAA REER HOLLAND AH GAAR AHAAN "UTRIGH" UTRIQ HADBA SIDA AAD U TAQANAAN!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AS_SLAAMU CALEYKUM DHAMAAN ITII AQRISA, FADLAN QOFKII DEGAN MEESHAAS AMA DEGANAAN JIREY 1994-1995. II SOO SHEEG, DAD AYAAN KA AQAANAA WAANAN KAA WEYDIIN LAHAA AHDII AAD TAQANEE FADLAN II SOO SHEEG..
WABILAAHI TOWFIIQ!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaama calaykum.
aniga ayaa deganaa 1991-1997 marka isoo waydii dadka aad rabto in aad iga waydiiso hadii aan garto waan kuu soo sheegayaa.

sidaa iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Wacaleykuma salaam, walaal waxaan raadinayaa wiil la dhaho c/shakuur ama aadan waaa hadii aad taqaanid ila soo socod sii ,
wabilaahi towfiiq!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIIS

Monday, June 19, 2000 - 10:17 pm
WAR DADKA AAD RAADINAYSID MIYASN QABIIL LAHEEN??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABAJOO

Unrecorded Date
WARNINKA IRAADINAAYO WAAD MAHADSANTAHAY WAA KAN CABDISHAKUUR/AADAN DEGAN UTRECHT, SAAXIIBOW WAAN NAXAY MARKAAN INTAAN ARKAY EE INTEED JOOGTAA, WAA HUBAAL INAAN RABO XERIIRKAADA, WAXAANA IIGALA SOO XARIIRI KARTAA ABAJOO84@HOTMAIL.COM WAR ANAABO KUU HAAYO SAAXIIB BAL HORTA RAG HA ISGARTO,,
MAXAADSE E-MAIL IIGU DHAAFIWAYDAY MACALINKA.
WAAD MAHADSANTAHAY... SI DEG DEG AH ADIGA IYO CIYAAL MADIINO AARGADA HA IIGULA SOO XARIIRAAN....