We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date MATAHAY ARDADII DHIGAN JIRTEY GALAASKEYGA AMA I TAQAANEY? HADII AAD I XUSUUSITID PLS ILA SOO XIRIIR. IABDULAH@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date macalinka anigaa ah ardadii dhigan jirtay f/gacanta 1984/88 magaceegana waxaa la dhahaa Abdirizak GOROJE,oo waxaan ahaa General machanic. waxaana ahaa goolhayaha f/gacanta 1987/88.saaxiib Ismail adigu galaaskee ama qaybtee ayaad ahayd, saaxiib hadaad i garato ama ay kula joogaan asxaabtii f/gacanta igala soo xariira e-mailkan:goroje@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Gacalka Anigabo ciyaal f/gacanta aan ahaa waqtigaas aa sheegeeysid magaceeygana waxaa waaye Siciid gureey Welibo General Machanic Waxaana daganaa waabari Ciyaal Dabka Hadii aa maqashay Marka aan wada xiriirno Hadii aa i xasuusatid n_slow@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ciyaal Farsamo...what`s up!!! Akhyaarta waa la idin salaamay ciyaal farsamaan ahaa nafteyda qeybtii Building section 87-90 waxaa iskoolka la iiga yaqaaney Barkhad...waxaan raadinayaa asxaabteydii ay ka mid ahaayeen Ilkacase,muxiyadiin dheere,mubaarak(nafis),suhuur,shariifo,siyaad,Gaarane,barroow,iyo kuwa kale oon soo koobi karin......please haddii aad messagekeyga akhrisaan ama cid taqaan ay jirto ila soo xiriira at.. naaaasir@aol.com thanx..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 12:56 am WALI MAALIN hi all aniga waxaan ahaa arday dhigan jiray dugsiga farsamada gacanta xamar qeybta BUILDING hadana waxaan joogaa dalka Swedan-stockholm halkaan waxaan ka salaamayaa dhalinyarada somaliyeed meelkasta oo ay joogaaan & dhalinyarada dhigan jirtay dugsiga farsamada gacanta ee xamar waxaana deganaa xaafada waabari dhinaca dabka sida siciid gureey . gureey waa wali maalin halkana E-mailkayga ayaan kuu soo qoray ee aqbaar halagaa helo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 11, 2000 - 09:53 am Waad salaaman tihiin waa ****cawil dheere**** ma gara naysaan cawil Maxmuud xuseen ninkii ugu dheera farsamada oo deganaa kaasa balbalaare. Beergaal@AOL.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 14, 2000 - 06:56 pm akhyaarta waan idin salaamay waxaan ka mid ahaa ardadii waqtigaas dhigan jirtay school f/gacanta 84/88, waxaana deganaa wardhiigley,waxaana ahaa qaybta (AUTO.MACH) WAXAAN SI GAAR AH U RAADINAYAA <CABDI-NAASIR, MACALIN MAXAMED> C/ MADAXEEY.CABDI FITAAX.MAHAD ALI.JAMAAL IYO INTII IGARATABA.MAGACEYGUNA WAA MAHAD YUUSUF KAARIYE'''Email;mmj88@hotmail;;;;waxaana joogaa USA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 14, 2000 - 10:33 pm helloo ehlu farsamo wazuuuuuuuup ![]() saxiibayal waa idin salaamay waxaan ahay ardaydii farsamada gacanta ee sanad dugsiyeedkii 84-88 waxaana dhigan jiray qaybta dhismaha magacaygana waxaa la yiraahdaa siciid cumar waxaana la iiga yaqaanay farsamada (siciid XL) markaa waxaan idinka codsanayaa hadaad garanaysaan wax dhigan jiray qaybta dhismaha sanadadii 84-88 waxaan idinka codsanayaa inaad ila soo xiriirsii saaniyo wixii farsamada dhigan jiray oo i yaqaanaba waad mahad san tihiin by by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 06:48 am wazaaaaap helloo ((siciid XL)) ma i garanee waa mulki ee igala soo xiriir ((huda914@hotmail.com waxaa ila jooga oo aan isku meel aan kuwada nool nahay 7 ardaydii farsamada ah siiba qaybta dhismaha ah ok by by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 08:14 am yaa arkay ciyaalkii qaybta dhismaha
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 07:15 pm waryaa siciid cumar qofkan waa cadikhaaliq oo aad isku galaas ahanjirteen ee hadii aad ilo soo xiriiraysid this is my e-mail abdinl@hotmail.com or a.abdi@chello.nl see u bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 10:00 am Waxaan salaa mayaa ardeydii dhiganeysey farsamad gacan anigoo ALI DAHIR GANEY AMA ALI ANJALO oo gaar ahaan ardeyda farsamada ii wada yaqaaney waxaan isku galas aheyn Abdi Qaliq, Mataan, Saciid Hilaal,Ahmed Mire Ubax Cartan Muniiro, Mulki Askari, Mulki Muxidiin, Xuseen Afey,Jamac,Wali Malin Kuuriya iyo kuwa badan oon aan lasoo koobi karin waxaa igala soo xariiri kartaan adress ama ama 0046-8795 63 88 ama mobilkeyga 0046-73 92 90 997 Shaqad 0046-8 733 00 15 bil axsaanag qof alla qofkii intaas yaqaano illa soo socod sii fadln Ainta magac yadoodA kor ku soo xusey mahad sanadiin ardeyda DUGSIGA SARE FARSAMADA GACAN EE XAMAR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 10:12 pm dhamaan waa idin wada salaamay caawa waxaan aad ugu farxay inaan helay laba nin oo saaxiibaday ahaa oo meel ay ku nool yihiin aanan ka war hayn waana CABDIKHALIQ ALI ABDI IYO ALI DAAHIR ganeeey oo ahaa saaxiibaday qaaliga ahaa waxaan idinka codsanayaa inaad sidii ugu deg deg badan aad talephonkiina iigu soo dirtaan e mail e mailkayga waxaa weeye mohamed243@hotmail.com i am happy guys ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 10:37 pm farsamooooooo hello bro and sis who see teacher xasan i dont like him hasanoooow khaniis ku dhalay was isaga iyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 07:47 am xasan anigaba waa necbaa ilaahay cadaab ha geeyee kii arka xasan ama yaqaani laba kalmadood ha ii dhaho alaha ha ku cadaabo khaniiskiiyoow
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 26, 2000 - 07:52 pm doobabkii farsamada waa idi salaamay niman lee aheedeen naagaba ma laheenee beenta maxaa waaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 09:32 am yaa arkay keyse oo ahaa qaybta dhismaha degenaana waabari sanad dugsiyeedkii 1984-88
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 07, 2000 - 09:02 pm doobabb
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 16, 2000 - 07:55 am waraa maxaad gabdhaheena naga xoogi jirteen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 10:22 pm tag dheh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 03, 2000 - 07:56 am farsamo hadalka ila wada
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 12, 2000 - 04:29 pm waraa siciid hilaal ila soo xiriir ahmed boolo waayee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 14, 2000 - 05:37 am ACWW, Dhamaan Dhallinyaradii Dugsiga Farsamada Qaasatan xiligii 84 - 88. Waxaan ka mid ahaa ardadii ´Dhismaha´, Mulki Askari waan ku salamaay, waxaan joogaa Finland. Waxaan jeclaan lahaa inaan warkoodda hello saxiibaday "Salaad Max,ed Barow iyo Axmed Abdalla Omar" oo aan isku kursi ahaan jirnay.
|