Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa Saaxiibkay oo REER BARAAWE AH.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassin Mohamed Ismail

Unrecorded Date
Magacayga waa YASSIN MOHAMED ISMAIL.
Waxaan warkiisa doonayaa Saaxiibkay oo la dhaho SULEIMAN OSMAN OMAR SH. MAYE oo markii iigu dambaysay joogay BADOVA oo ah ITALIA Haddaba haddii aad garanaysid ama qof reer baraawe ah igala soo xiriir Emailkayga oo ah yassin@telusplanet.net
ama anza92@yahoo.com