We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi!! Waxaan raadinayaa ardaydii hoose/dhexe ee janan Daa,uud. Hargeysa, Somaliland
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa Ridwaan wallaalkey baa janan Daa,uud dhigan jiray. Cabdirahman yusuf cisman kadib cumar binu khadaab iyo malcaamadii sheekhada iminkana hayderabad,India ayuu lu noolyahey.kadra
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Kadra Waan garanayaa cumar bin-khadaab, waayo waan ag daganaa. Laakiin Cabdiraxmaan ma xasuusan karo mar haddii uu ka wareegay janan Daa'uud. Laakiin haddii uu dhigan jiray jana Daa,uud xaggeed degenaydeen. Ta kale cid kale oo reer jana daa,uud ahayd ma garanaysaa. E-mail baba@lyseo.edu.ouka.fi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO RIDWAAN WAXAAN DHIGAN JIREY DUGSIGA JANAN DAA'UUD SANADKII IIGU DANBEEYEY WUXUU AHAA 1987 LAAKIIN AKHYAARTII REER JANAN DA'UD CID KAMA ARAG WAXAANAAN KU NOOLAHAY (AUSTRALIYA) MOHAMED(KUKU)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waar anigaa ka imid hindiya hada dhamaana dhalinyarada reer dunbuluqna waan aqaanaa waayo waxaan ahaa reer dunbuluq waxaan daganaa xaafada iftin,waxaanan dhigan jiray dugsiga axmed guray,ka dibna waxaan u wareegay,maxamuud axmed cali.waxaan kubada u ciyaari jiray xaafada iftin sanadkii,1987waxaan kaloo u saftay dugsiga maxamuud axmed cali ,hada waxaan joogaa danmark waxaanan dhawaan ka imid india markaas ii soo sheeg ninkaasi hadii uu leeyahay naanays waan garandoonaaye..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wAXAAN RAADINAYAA CIYAALA BUURTA IYO GAAR AHAAN XAWAADLE, ILAACADA, IYO GOLJANO HARGEYSA WAA MRS HILAAC OO DHIGAN JIREY DUGSIGA BIYO DHACAY YAA CIYAALA BUURTA XAGEED KA DHACDEEN GAAR AHAAN CABDI MUXUMED XIRSI (GUREY) C/LAAHI CALI IBRAAHIM (GW). SAAXIIBAYAAL WAA C/RISAAQ AXMED NUUR(HILAAC)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Ridwan, Aniguba waxaan ahay muwaadin reer Dunbuluq-iftin ah,Dhigan jiray Janan-daa,uud-Ahmed guray-M.A.Aliba. Kolkaas gaar ahaan yaad u baahan tahay?! Tusaale ahaan qofka kula soo xidhiidhay 23.03 00 ee magaciisa aan sheegini waa Ahmed dhaameel,sida farta ka cad. Annigana waxaan rajaynayaa in qof kale fartayda garto. Markaas miyay noqon kartaa isaga?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 16, 2000 - 07:20 pm Reer dumbuluqoow waa la idin salaamay, waxaan garanayaa oo aanu jaar ahayn ilma dhaameel. waxaan deganaa agagaarka sariibadda dhinaca sinimooga.waxaan dhiganjirey hoose j-daa'uud, dhexe axmed-gurey kadibna maxamuud axmed cali oo aan ka qaxay annoon dhameyn.1988 ayaa iigu dembeysay dumbuluq,yaa yaqaan muna fiiryoome, qaadiro xandule,iyo dhamaan dadkii reer dumbuluq. mahadsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 07:44 pm waad salaaman tihiin dhamaan tiin markaan maqlay janaraal daa.uud waan qiirooday maxaa yeelay waa dugsigii iigu horeeyay iiguna danbeeyay waxan da ganayn biriishkii digdigle ee udhawaa masaajidka iyo xaafadii cabdi iidaan alaha unaxariistee kadib waxanu uguurnay shacabka laakiin iskuulka waan dhigan jiray ilaa 88 murkuu dagaalku dhacayay inta badan waan garanayaa ciyaala iftin sida ilma cabdi malaw. oo aanu isku iskuul ahayn ilma caga wayne. ilma xuseen giire ciyaala milatariga ilma cabdile bidaar ilma cali cige ciyaala siinay ciyaala shacabka ciyaala ishaboorama ciyaala dun buluq soosheega magac yada waxa laga yaabaa in aan idin garto ama aad igarataan saa xiibayaal waxan ku noolahay USA magaalada san diego my email kuudhalay@hotmail.com kuligiin waan idin salaa mayaa i love you all
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 06:52 am WAXAN AHA REER DUNBULUQ GARAHAN XAFADI IFTIN EE BIRISHKI DIGDIGLEYDA WAXAN DHIGAN JIRAY ISKULKI GANAN DAA,UUD ILA 1987 MARKI LAGA SO QAXAY IMIKA WAXAN JOGA UK CIDNA MAAN KA ARAG CIYALA XAFADIHI NINKI NAGIIB SORAN (ARLIYO) MOYE BALHADABA HADI AAD TAHAY CIYALA DUNBULUQ PLEASE HALKA IGALA SO XIDHIDHA. ehelsan@hotmail.com
|