Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin §§§§§§§§§§§§§§§ dadkii reer Afgooye.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur.

Unrecorded Date
Nabad.

Reer Afgooyow intee jirtaan bal meeshsn soo
gala aan isku waraysanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

msAfgoye

Unrecorded Date
I'M RIGHT HERE....FROM XAAWA TAAKAO..(WHERE ABOUT U FROM)
QUESTION: WHICH COUNTRY U AT??????
WAITING///

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuur

Unrecorded Date
ms Afgoye

Aad baan ugu farxay markaan jawaabtaada helay, magaalada in badan baan ku noolaa, dagaalkii xamar ka bilawday hortiis baan ka imi. Dabcan gadaaashay dhibaatooyinkii dalka ka dhacay wax baa kasoo gaadhay. Asxaab badan baan ku lahaa oo geeri iyo nolol midna aanan ku ogeyn.
Akhyaartaas hadaan kuu tiriyo waxaa ka mi ahaa:
Maxamed Yuusf(geledi weeye oo tafsiir iyo duruus kaloo diini ah masaajidka kwait ka akhrin jirey)
2) Maxamuud sheekhaalow(gaal jecel, isna waa nin wadaad ah oo ninka hore ee aan sheegayna asxaab bay yihiin)
3) Maxamed Fuul(majiirteen)
4) Saleebaan Nuur Amiin(raxan weyn)

Intaas baan maanta kusoo koobayaa walaal.

Denmark baan joogaa.
halkan aynu kasoo wada xidhiidhno.
mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afgooyegirl

Unrecorded Date
Hi there
Iam from afgooye and my family are very popular.
If you born there or leive there very long time
or your family leive there, (not during the war)
so you know my family.
Please contecte to me as soo as possiable.
I will read r message soon.
Bye. Take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaanee

Unrecorded Date
Hello anyone there.
Where is my people.
Where are you reer afgooye.