Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Hambalyo aroos Muxsin Cli Dubad iyo RaxmoUgaasKhaliif
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Unrecorded Date
waxaan halkan hanbalyo aroos ooga soo jeedinayaa saaxiibkey Muxsin Cali Dubad iyo Raxmo Ugaas Khaliif Ugaas Gaataa oo arooskoodu ka dhici doono magaalada Helasinki ee wadanka Finland maalita sabtiga ah ee taariikhdu ay tahay 19/2/2000 hadii uu ile idmo waxaana leenahay alha idinka dhigo kuwii ubad kheeyr qaba kala hela aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahin Abdala

Unrecorded Date
walaal jamaal ma iisoo sheegi kartaa meesha aad joogto iyo magacaaga oo dhameeystiran mahadsanid