Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin ciyaal waaberi[zoono suuqa cali boolaay]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan abdisamad

Unrecorded Date
waxaan halkaan ku baafinayaa dhalinyaradii xaafada waaberi siiba agagaarka suuqa cali boolaay weliba agagaarka cinema somalia
plz ila soo xiriir
jaaaaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
hallo walaakiis
waa nakan hadaa nahay dadkii cali boolay cagaha uga murxeen.
aboowe waxaan deganaa waaberi 1da maajo masaajidka muse boqor agtiisa ,shaleemo soomaali skoolkii u dhowaa oo waaberi cusubna waa ka baxay .bal adne isa soo kala dhigdhig hee .
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmedey

Unrecorded Date
Macmacaankii HIIRAAN masjidka agtiisa (Caliboolaay)
waalaguu degganaa walaalkiis

axmedey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmaake

Unrecorded Date
Haboon

Haddaad dhigan jirtay iskoolka waaberi cusub ma taqaan macalin la dhihi jiray Cumar Haybe(Yackoow) Haddii aad taqaano isa soo sheeg.
Aniga xitaa waxaan aadi jiray iskool waaberi cusub.

Bye sharmaake

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to sharmaarke ma taqaan aabe tiri miyaa yackow
muxuu ul igu tumay oo qeliyey si fiican aa u aqaan goormaa ka baxday soomaali uu ii dhigi jiray
ma xasuusataa macilimiintii la baxdat shizalis , ma xasuusataa dr abdulahi shiikh , abowe yackow ma kasee melu ku danbeeyey
ar ninyahow bal aan warkaaga helo schoolkaas aad aan ugu xiisee

waaberi dusiga waaberi
wedkii garad waadiga aqoon waaberi
maa la hilmaami karaa
ani waxaa la iga soo wareejiyey 21.okt. markaan ahaa faslka 4aad oo waaberi la i keenay waxaan ahaa dadkii lagu furay
habon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hayaan

Unrecorded Date
Hello people.

Waxaan ahay wiil waaberi-cusub dhigen jiray, Yackoo waa aqaanaa muxuu na dilay!! magacayga HAYAAN ayaa la dhahaa waxaana degenayn masaajidka Muuse Boqor agtiisa. Sida Haboon oo kale ayaa 21.okt la iga soo wareejiyey markaan fasalka labaad ahaa.

hayan74@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharma

Unrecorded Date
Haboon yackoow waxaa dhashay eedadeey hadana wuxuu joogaa ethiopia magaalo la dhaho Jigjiga.
Wuxuu hadda ka yahay madaxa macalimiinta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aweis Adde

Unrecorded Date
Salaan wanaagsan kadib,Waxaa lay yiraahdaa Aweis Cadde Ikar, waxaan deganaa Unicef sarta jaalle Siyaad,waxaan dhigan jiray Waaberi Cusub Yackoona wuxuu ahaa macalinkayga maadada Soomaaliga, waxaan filayaa dad badan inay i garteen.
email: ikar2002@yahoo.com

hi awes
aboowe magaacaga aa xasuustaa laakiin gabar kula dhalatay ma jirtay oo iyadana magaacagga oo kale wadatay.
nin yahaow waa wayeeloobay aa u malaynaa oo xusuustii aa igu yaratay ee ii soo sheeg inay walaashaa iyadana waaberi dhigan jirtay.
habon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALID

Wednesday, October 25, 2000 - 04:09 am
anigu waxan degenaa tookiyo aktiisa sarta alahu yaraxma xaaji aweys axmadey,waxaana dukaan ku lahaa maqaayadda togdheer dhamaadka via leyberia ee meeshey iskaga darsamaan wadada maka al mukarama,dukaan la dhihi jirey TAAHA,laguna gadi jiray dharka sarta waceys hoosteda,waxaana dhigan jiray dugsiga sare macali jamac,1982-1986, ka horna xamar jab jab,iskuul ,
magaceeguna waa qalid abdulqadir axmed (yaweli).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHO_U_ROON

Saturday, December 09, 2000 - 07:05 am
TO HABOON; AWEIS ADDE; IYO SHARMAARKE WAAD SALAAMAN TIHIIN WAXAAN DHIGAN JIRAY WAABERI CUSUB WAXAA LAYGA SOO BADALAY 21 OCTOBER WAXAANA DEGENAA GURIGA UGU HOREEYA OO BIDIXDA KAA QABANAAYOMARKAAD ALBAABKA WAYN KA SOO BAXDO CAR HADDAAD GARANEYSID SHEEG BY THE WAY CUMAR HAYBE ADEERKEY AYAA DHALAY WAANA RUNTAA WUXUU JOOGAA JIGJIGA TALK TO YOU SOON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Casiis

Saturday, December 09, 2000 - 03:42 pm
waaberi anaa ku koray dugsiga macalin baxraan ka baxay laakiin 20 sano ka hor aan ameerika kasoo aadi idinma kala kasaayo ee ma ii sheegi kartaan meesha waaberi cusub laga dhisay?
cabdicasiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macruuf

Tuesday, December 12, 2000 - 03:13 am
to:REERWAABERI
waxaan degenaa oo aan ku dhashay waaberi,waxaana ka baxay H/DHEXE QASABKA,D/SARENA isla waaberi.
meelaha aad sheegeesaan15sano inka badan ayaan lug ku dhameeyay.iskoolka ee aad sheegeesaan waxaa diritoorad ka ahaan jirtay hooyo soomaaliyeed waxaana filayaa inla oran jiray faadumo/ maryan.
waxay hooyo u tahay wiil la oran jiray YAASIIN (YARRE) asna dhiganjiray dusiga hoose dhexe shiikh suufi.
la so qayteda labaad ee waaberi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamsadin

Saturday, December 30, 2000 - 12:58 pm
to:sharmarke,haboon, indha u roon, awees cadde iikar.
dhammaan waa salaaman tihiin, awes cadde iikar and sharmarke ninkan waa shamsadiin, sharmarke walaalkiis ka weyn, indha u roon yackoo haduu adeerkaa dhalay anigana abtigay aa dhalay, awees cade iikar ma i xasuusataa iskool 21 oktobar aan isla dhigan jirnay aniga waxaan dhiganaayey 4C, waxaa iiga soo warantaa gabdho xaafadiina degenaa oo shaanshi ahaayeen oo la kala dhihi jiray JIIJO MACAANEY IYO FARAX IYO FIICANEEY, IYO AAMINA AMIIN, hadaa akhbaartooda hesho let me know saxib.
sharmarke igu salaan nasro maxamed yare iyo dhammaan nasro ilmaheeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aweis Cadde

Saturday, January 20, 2001 - 11:57 pm
habon, waan ku salaamay, marka xigta waad saad sheegtee walaashay Fariida cadde oom hadeer joogto Holland yaa dhigan jirtay waberi Cusub, markii danbana farsamada ayay dugsigii sare ka bilowday.
salaan gaar ah ayaan kuu diraayaa haboonay.