Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay reer Jalalaqsi, Hiiraan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadaq

Unrecorded Date
duqa hadaad tahay reer jalalaqsi ilasoo xiriir
ar ina odi e-mailkayga waa kanaa sadaq81@usa.net
waxaan ahaa aniga reer qoraxsin...........by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feytaan

Unrecorded Date
Duqa aniga waxaan ahay reer jalalaqsi, laakiin ma aqaano reer qoraxsin wax la yiraahdo ee kala saar ma baadacadde baat tahay mase xawadle feytaan@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

man

Unrecorded Date
abaa waa kan,,gaaljec,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

man

Unrecorded Date
abaa waa kan,,gaaljecel,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calimadaxweyne

Unrecorded Date
Anaa reer jalalaqsi ah ee maxaa ka rabtaa, aniga lftaydu waxaan raadinaayay ReerCeelow, iyo Reer Sharif Cali, oo ku kala lahaa Maqaayad iyo Photo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabac

Unrecorded Date
saaxiib magaceyga waxaa la yiraahdaa cali maxamed jiis waxaan degenahay danmark waxaan ahay reer jalalaqsi qof reer jalalaqsi ah oo aanan garaneyninna ma jiro baadacade xawaadle gaaljecel iyo jareer cidaad jalalqsi uga baahatid igala soo xiriir e mail kan shabac@hotmail.com ninka reer ceeloow iyo reer shariif cali raadinayoow reer ceeloow meel kuma ogi laakiin waxaan meel kuugu ogahay reer shariif cali ee hadaad u baahantahay ila soo xiriir