Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa, Abwaan Cali Goox.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad77

Unrecorded Date
Waxaan baafinayaa saaxiibkay, Caligoox, oo aan Saudiga isla joogi jirey,reer Ceergabo waaye,anigoo garan la'a meelan ka raadiyo, ayaan wareeysigiisa idaacada BBC_da ka dhegaystey,asagoo gabyaaya,wuxuuna jooggey Ingiriiska, laakiin waxay sheegaan inuu Finland degan yahay,Pls,haddaad Telefoonkiisa ama cinwaankiisa haysaan ila soo xidhiidha.
mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Unrecorded Date
aniga ayaa aqaano abwaanka cali koox layiraahdo waxaana laga helaa dalka finland ee igala soo xiriir emailkaan bye