We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan raadinooyaa saaxibaday Caaliyah. Waxaa noogu dambeysay '91. Ka dib in ey nooshahay ama dhimatay ma ogin! Waxaa dhalay Oday Saruur ahaa oo Jentelman la dhihi jiray!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aniga ayaa garanaya gaba dhaad raadinaysi marka intee kaala soo xiriiraa soo qor meel lagaala sooxiriiro sidaas iya nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal khofka baafinaya gabadhala yiraah CAALIYAH aniga ayaa aqaan marka hadaad E-MAIL leedahay sooqor saan kuugu sheego meeshaad kaheli kartid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal khofka baafinaya gabadhala yiraah CAALIYAH aniga ayaa aqaan marka hadaad E-MAIL leedahay sooqor saan kuugu sheego meeshaad kaheli kartid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa laguu yaqaanaa oo waxaanu isla nahay ilma habar dugaag,oo asalkeenuna waxaanu aheyn ilma gurac oo waxaanu ka,eheen bah qansax aan kuu sheegee isii e-maillkaaga DACAR-DACAR-DACAR-
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Assalamu Caleykum Wa Rahma-t-ul-Allah! Walaal magaceygu waa Farah Cabdi waxaana raadinaayay Caaliyah Jentelman. E-mailkeygu waa Adiviser@yahoo.com Jaaza-kul-Allah! Dacar e-mailkeyga maxaad ka dooneysaa? Aniga naag ma ahi, nin rag ah baan ahay ee edeb darada iska daa ina adeere!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAAL ANIGA WAXAAN AQAAN GABADHAAD RAADINAYSI WALAA SHEED OOJOOGTA UK WAANA WAY DIIYay marka waxay joogtaa ITALIY ANIGA AYAA KU SOOSIIN DOONO MEEL LAGA HELI KARO HADUU ILAAH YIRAAH MARKAAN WALAA SHEED ARKA MARLA BAAD SIDAAS IYO NABAD GALYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAAL WAXAAN RAADINAA ABDIRIHMAAN SICIID JANTALMAAN HADAAD WAR KAHAYSAAN ISOO SHEEG BIL IX SAANAK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,Anon Cabdiraxmaan iyo Cabaas ba waxeey joogaan London Ingiriiska,,...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 22, 2000 - 01:47 pm by FARTA TO NEEFOOW KANIINI SAXIIB AYAANTAAN WAAN MAQNAA HADAAD C/RIXMAAN JANTALMAAN MEEL KU SHEEGTAY SAAXIIB WAAN ISKU SOO DHAWAANAY INGIRIISKA WAA WAYN YAHAY MAXAA FAAFIN AH OOD HAYSAA AAN KUU DUCEEYEE EX AMOORE AAS AHAA DAGAALADAA NA KALA WADAY NEEFOW ADAAN KU SUGAA
|