Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin; Yaa sheegay Ardaydii Polytechnic(kulliyadii Macalliminta Farsamada & ganacsiga)Fasalkii E-86,Sannadihii 1986-1989?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi M.Gaani

Unrecorded Date
Walaalayaal magacaygu waa ABDI MOHAMED GAANI,waxaana raadinayaa asxaabtaydii aan isku fasalka ahayn ee aan wada dhigan jirnay qaybtii korontada E-86 ee kulliyaddi farsamada iyo ganacsiga, Haddii aad tahay asxaabtaydii ama aad cid uun ka garanayso igala soo xiriir E-mailkan faysal38@yahoo.com amaba halkan(qaybtan baafinta)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Issa Aden Ahmed

Unrecorded Date
Maasha Allaah, war ma adigiibaa Gaani Waa sxbkaagii 1aad Isse Aden Ahmed, Sxb wallaahi Ilmaa iga timid markaan arkay magacaaga. Hadda waxaan joogaa Library-ga, oo e-mail kuuma soo diri karo, laakiin haddaan guriga tagayaa oo aan kaaga soo dirayaa. Sxb ma nooshahay? Waa Illaah mahahadii haddii aan maanta is helnay. Xaggee ku Dambeysay Sxb. Anigu waxaan joogaa Denmark
E-mailkeyguna waa: issada65@worldonline.dk ama
issa68@hotmail.com

Sida ugu dhoqsaha badan ayaan e-mail kuugu soo dirahayaa isla caawa.

Nabadgelyo sxb

Sxb