We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaalayayaal waxaan raadinayaa wiilka layiraahdo raage xuseen xoosh markii iigu war danbaysay waxaan ku maqlay dalka ingiriiska walaalkiis sakariye xuseen xoosh na wuxuu joogaa baa laygu yiri maraykanka usa virginia marka walaal qofkii yaqaana ha iigu soo hagaajiyo halkan sida ugudhaqsaha badan waxaan ahayn isku xaafad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to abdo walaal waan ku salaamay salaan ka dib raage xoosh waa la hayaa wuxuu joogaa london marka hada telkiisa mahayo ee waa laguu soo raadinaa ee xagee lagaaga soo xiriiraa jaaw
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to abdi raage xoosh walaal waxaad ka heli kartaa telno 44-1715865438 london Waxaana ragaynayaa in aad heshid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan naftirkeyga u baahnaa sakariye xuseen xoosh ama leyla cabdi xoosh oo waqti hore iigu danbeeysay haddii aad heeysaan aqbaartooda iigu soo sheega mahad@iobox.fi waa c/kariin maxamed raage nabadgalyo
|