Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): IBRAHIM CABDULLAHI CEYNAB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
Waxaan raadinayaa wiil aan saaxiibkey ah oo la yiraahdo Ibrahim C/hi Ceynab oo markii iigu war dambeysay la iigu sheegay Canada.

Fadlan haddii aad warkiisa hayso iigu soo dir e-mailkan hoos ku qoran

sharif88@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waryaa mukhtaar.......waxba ha iskudhibin ninkaan.........waa balaayo urtay......
waa nacas Toronto buu dhex fadhiyaa

lata

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukhtar

Unrecorded Date
Anonymous,

Walaalow/leey, ninka waagii Somalia la joogay ayaan saaxib ahayn, nin aad u fiicanna wuu ahaa, nacasnimana kuma ogeyn, ee fadlan nacasnimada aad ku sheegtay ma ii faahfaahin kartaa, see wax u jiraan, maxaa is beddelay.

Haddii ay dhibaato jirto waxaaba laga yaabaa inaan wax u qabto oo aan wax u taro, laakiin haddaan sidaa ku tuuro sow kama sii darna. Fadlan haddii aad garanayso telefon aan kala xiriiro ma i siin kartaa.

Aad baan kuugu mahadinayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ka:habaysane
assalaamu-calaykum.


Ibraahim cabdulahi caynab walaal waxaad kala xiriiri kartaa:
tel:416-2453621 oo ah hooyadi telophonekeeda kiisii wuu iga dhumay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan bafinayey gabadha magaceeda ladhaho oolgo waxaana qaba ibrhin c/laahi caynab qofkii yaqano haigala soo xiriiro emailkan riyaaq@hotmail/com