Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay reer Sheekh Sahal oo reer Biciidyahan reer Wacays
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad Mukhtar Sheikh

Unrecorded Date
Magacayga waxaa la yiraahdaa Mahad Mukhtaar Sheekh Sahal. Waxaan raadinayaa dhammaan reer Sheekh sahal iyo waxay dhaleen. Waxaan ku noolahay dalka Pakistan. Igala soo xiriira: mahdicade@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LaChick

Unrecorded Date
,,,,NeefoowKaniini,,,, your services are needed here,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
,,,,,,LaChick waad ku mahadsantahay sida aad shaqadeeyda aad ii soo xasuusisay se Mahad Mukhtaar Sheikh Sahal reerka uu raadinayo waxaan uun ka garanayaa Yaska Xaaji iyo Injineerka Cabdisamad oo aan iyagana aanan ahayn Gaal eri oo iney reer Xaamid yihiin aan u heysto iyo Maxamad Maxamuud Khaali MMJ oo isna reer India ahaa haddana ku dameeyay Nairobi kenya oo GVa da ka tarjuma ahna reer waceys,,,,,.....