We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date if any of you ciyaal hodan please write back
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date anigaa ah ee adigu yaatahay inteena ka taga need siikaaled
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dubad Waa idin salaamay aniga sigaale ayaan ahaa ee haya yaa dhintay yaa nool maxaa dhacay reer Siigaale weli ma gadan kumpiyeetar miyaa meel walba kuma arkee,Ciise Waal aa yiri Sigaale jogow sidiisi waaye, marka weli waa hurudnaa,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Allaa ilaahay i jecelaa maanta, Aslamu calykum All Bacaadkii suuqa siigaale aaba ii soo carfay markaan bogan arkay. Ma ii nooshihiinoo?! Ani waxaa deganaa jidkii masaajidkii siigaale too ska uga soo bixi jiray----->ilaa iyo taleex, Cali Sporkco garaashkiisii agtiisa. Any one, from that area?! Nice to hear from u all, i 'll keep in touch, inshaa allaah. Waslamu calykum waraxmtullaah. NB: Ciise waal yaa ugu daneeyay oo arkay?!{maalinuu hal saac i bursaaanayay, bacaadkii la ogaa iyo biyo mareenkii!}.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Luula, waxaan maqlay Ciise Waal inuu Toronto joogo. Ninka daawolee ka maqneed aa la dhahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Cabdullaahi - sharoobo Oo deganaa Guriga sedaxaad ee ku yiil Jidkii Siigaale markaad soo goysid 26 Juun, oo aad u socotid dhanka shaneemo Ekwatoore. Waxaan ka soo baxay Iskool Banaadir Sare 1986. Waxaan wali ku faanaaa inaan ku soo Koray Biyo Dageenka Beerta Siigaale. Yaa Arkay Axmed - Indho Biyo, Bacanjeero, Liibaan Caloolay, Ilmo Cali Salaad (Cabdikariin), Ilmo Cali Xanaf,Ilmo Cabdi Samad & the rest of my people. War ha la isoo raadsho!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aryaada ii warama ciyaal siigaale yaa dhintay yaa nool yaa arkay war shalay galab iyo xalay ma ilaawdeen farah waal waan u xiisay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 19, 2000 - 06:55 pm Dhamanatiin waa idin salaamey reer SIIGAALE!! This is great...ani waxaan degenaa jidka suuqa ee aado school Hadon/Dhagactuur, iyo bankiga agtiisa. Actually school hodan gadashisa an degeneyn. Bacaadkii quruxda badnaa aanbo u xiisey. This is great way to communicate..keep in touch all ciyaal siigaale.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 19, 2000 - 07:01 pm Abdullahi Shorobo: Waan ku salamey. Ana ciyaal sigale aan ahaa. Dadka aa radineyso dad aan ka kasey: Ilmo Ali Hanaf..waxay kuligood joogaan Oslo, Norway. I hope this is helpful...if u need more addresskooda let me know. Keep in touch reer siigaale.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 05:40 am TO.dubab waan ku salamay oo waxaan ku wedinaya ay ku sheegay ciise in uu jogo canada oo waxaa igu dambeesay kenya 1992, qixidi ayaa igu dambesey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 12:37 pm TO ALL REER SIGALE IT IS GREAT TO COMMUNICATE AND I LOVE SIGALE AND YOU ALL TO SAWKAH AS USUAL YOU ARE SO CONSIDERATE AND LOVING
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 18, 2000 - 07:57 am Salaan Dhamaan reer hodan (siigaale) Aad ugu farxey marka aan arkey dadkeyga oo is radinaayo... Aniga waxaan daganeyn dhanka talex agteeda... waxaan u dhawayn REER SHEEQOW BARAAWE wixii dhankaas daganaa fadlan ila soo xiriira... Luula abaayo in aan ku garanayo ayaan u maleenaa ila soo xiriir emailkayga soo nabad ahaada REER HODAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 18, 2000 - 10:51 am Salaan dhamaan reer hodon aniga waxaan daganaa suuqa siigaale iridiisa guriga kuyaalay oo foornada lahaa sadex geed oo waa weyna lahaa masjidka siigaale kaqabanaayay bidix waxaa u dhaxeeyay meel qoryo lagu kado iyo cows kadaashiisana waxaa ku yaalay guryo jajaban oo ciyaal suuqa galaan{reer cabdullahi barre}waxaan dhigan jiray school hodon class 7 waxaan umaleenayaa in aanan is aqoonin sababdoo ah waagaas waan yaraa marka haddii aad taqaaniin qof dhigan jiray school hodon class 7 ila soo xariiriya e-mailkeyguna waa ABDULWAHAAB88@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 19, 2000 - 12:37 pm Salaamu calaykum Aqayaarta waad salaamantihiin. waxaa maanta farxad weyn ii ah in aan maqlo ciyaal Hodon . Aniga waxaan deganaa jidka teleex guriga cusmaan sheekh mocow gadaashiis waxaan daris aheyn reer Carmaan dugsiga macalin xssan aktiisa Missajidka C/rashiid na waan u dhaween. <<<guess who am i?>>
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 19, 2000 - 12:41 pm tiirka ayaa soo laabtay raali ahaad waxaan iloobay Emailkeyga lambar4@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 21, 2000 - 09:20 am waad salamantihiin dhamaan reer hodan (sigaale) I so happy to see reer hodan and this is great way to meet again our old friends and even make new ones, so let me tell you little bit about myself I use to live near misaajika maxamuud abgaalo and I use to go school dhagaxtuur class 6, 1990. I you are from that erea or wore class 6 1990 please write back or you e-mail at niyadsan@hotmail.com I would love to hear you all thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 25, 2000 - 09:46 am from feer feer area:to ciyaal siigaale waraa aniga ciyaal siigaale ma aheen laakiin hal nin aan idinku darasanaa meeshii uu ku danbeeyey "GUDCUR" gudcur wuxuu ahaa ninkii ku gadi jiray suuqa siigaale babayga oo dhihi jiray "aryaa yub ku sii".
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 25, 2000 - 09:49 am to sharoobo: dadka aad raadinaysid ilmo cabdisamed waxan arkay mahad cabdisamed wuxuu joogaa usa magaalo la dhahayo maine ilmo cali salaad ayaga waxay kala joogaan yurub iyo usa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 25, 2000 - 09:53 am TO TIIRKA: TIIRKA CIYAAL SIIGAAALE IYO WAXAA ISKU QALDEE SXB CIYAAL KUWAARTO SEE WAAYE ADIGA MASAAJIDA CABDIRASHIID IYO ILMO CARMAAN HADAAD DARIS AHAYDEEN CIYAAL KUWAARTO WAAYE DADKAAS MARKAA RADI DADKIINA SAXIBOW CID KU GARANAYSO MA LAHA CARO I GARO MAXAA WAAYE WAXAA KU GARANAAYO DHAGOOLAAYAASHA IMAN, WAXAA KALE OO KU GARANAAYO REER DHEEL ADIGA AHBA AAN U MALAYNAA SABABTOO REER DHEEL AA KU DHAGANAA MASAAJIDKA AMA YARIISOW RAADI MISE ADIGA CABDIKARIIN QAXOOTI AA TAHAY ?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 27, 2000 - 03:41 am WAAD SALAMANTIHIIN DHAMANTIINA CIYAL HODAN AMA SIGALE WAXAAN MESHA KA FAHMAY FARAX WAAL WAXAA LEY YIRAHDAA ABDIRAHMAAN HUSSEIN AHMED OO LOO YAQAN IFKA FARAX WAAL XAGEE JOGTAA IGA SOO WARAAN CIYAAL XAFADII
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 05:59 am REER SIIGAALR XOOLO WAAYE MAXAY KA GARANAYAAN KOMBUYUUTAR DACDOODA HA ISKA AADAAN OO WAX KALE KUMA HAYAAN ADUUNKA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 09:09 pm I MISS SO MUCH SIIGAALE HORTA AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY CAYAAL SIIGAALE OO IS RAADINAYO,BRO&SIS,KULLIGIINA WAAD SALAAMANTIHIIN,SALAN KA DIB WAXAAN DEGGANA SIGAALE DOWNTOWN NEAR REER SAABUUNI,WAXAAN HALKAAN KU SALAMAYA ALL MY BROTHERS&SISTERS, REER FOORNO,REER SALAAD,REER SAABUUNI,REER MUXUDIIN BARAXOOD,AWEYS,NAKUUJO,SHIINO,AMINO, ZEYNAB,I LOVE YOU ALL,NUUR DIIQ,DUBAT,JANGO, AHMED CISMAAN,SACIID GAANI,OBLAC,XEREY,ANY WAY EVRY BODY,LOVE AND PEACE,LIIBAN ALI,CABUUD,I CAN'T FINISH E-MAIL ME (CIAO,SE YOU GUYS)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 09:11 pm SORRY MY E_MAIL IS ASHEGO@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 03:23 am ii warama!!! ciyaal hodan anigaa ahaay....waxaan dagnaa guriga xasan ganeey gurigiisa ka soo horjeeday...ilmihiisana waa jamaal iyo aaminositeey farxiyo...dadkaas dhan hadaa iloowdeena ..ma taqaaniin guriga macalinuur meeshuu ku yaalay(cida abgaalka ahaayeen oo ariyaasha badan qabte)kolba xaafadaasaan dagnaa waana yaraa markaas ..laakiin waxaa laga yaabaa inaa walaalahee iga waaweeyn taqaaniin mise waalidkeey,xuseen cusmaan iyo mulki cabdale oo yamanta eheed.waxee saaxiib la eheed ruqiyo axma taabid cida carabta oo dabaqa dagneed marka suuqa siigaale loo socda dadkiinaan magacyidiina waan qorte waxaan soo weeydiinaa walaalehee inee idin yaqaaniin walaahi waan farxe markaan arkay reer siigaale jaaw/dadkii i yaqaano ila soo xiriira
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 05:49 am S/Aleekum: Salan ka dibna Ifka,gabar la dhaho ayan aqana oo somalinet chat ku so gasho la dhaho Malmuun oo ciyaal Hodan aheed ma tahey adiga? MALYUUN DAGAN BOSTON.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 10:11 am hello to all ciyaal hodan/ sigaale I glad to see this massage, is neat we can find each other on the net. I grow up in hodan and went to school there. iskool dhagaxtuur 1985-90. I would love to contact some of my old friends and maybe make new friends too. so if you want to that school please write I would love to hear from you. much love to reer hodan/sigaale
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 02:13 am KULIGIIN WAA SALAAMANTIHIIN REER HODAN SAAXIIB ANIGA WAXAAN DEGANAA BAAR KAAH GADAASHIISA WAXAAN HALKAAN KA SALAAMAAYAA DHALIN YARADII XAAFADA OO WAR KA HAYN MEESHAY JOOGAAN.DHOOMBE,HURE,XUSEEN KUUS,ALI FOOLEY,CAMAAN,SHABIIN,SALEEBAAN,C/CALAS,DUQRUUSH,DHUXUL.WIXII DADKAAS WARKA HAAYA FADLAN ILA SOO SOCODSII.MEESHAAS KA WADA HOWSHA BYE;REER HODAN
|