Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay reer bayaxow iyo reer jiriir {oo ah reer biciidyahan bah wagardhaceed}
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadro yusuf mahamad

Unrecorded Date
waxaa baafinayaa maymun xasan bayaxow iyo sareeyo abdi nur .rashid yusuf jiriir iyo sacid abdi jiriir .oo markii iigu dambaysay la iigu sheegay Newzealand iyo kenya marka cidii garanaysa ha ii soo gud biyaan addresskooda

MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahro

Unrecorded Date
Abaayo Khadra:
waan ku salaamay abaayo waxaan aqaan gabar la
yiraahdo Aamino Jiriir waa reer bicidyahan waxayna
dagantahay ilaa iyo hada dalka PAKISTAN waxaana
u malaynayaa in ay walaalaheed ku nool yihiin
dalka NEW-ZEALAND siddaad sheegtayba
marka abaayo hadaad rabto in aad kala xiriirto
PAKISTAN telephone baan kuu soo qori si aad ula
xiriirto ee i soo sheeg e_mail.
thnxz
ur sis